
24/08/2024
Hambalyo dhamaan Ciidanka difaaca SSC-Khatumo 25.08! Difaaca iyo guusha aad usoo hoyseen Dadkiina iyo Dawladiina SSC!
Cimri dheer iyo caafimaad sarkaal kastaa ilaah ha ugu deeqo hawsha iyo waajibaadka aad haysaana ale ha idiin fududeeyo! Hambalyo idinka iyo xaasaskiinaba!
Kuwii aan hurdada ku gam’aynayoow!🦁