Mohamed Farax xabeb

Mohamed Farax xabeb Saxiib hadii aad inugu cusubtahay nagu soo biir si aan u gaarno100K

Farxaan xiddig waxa uu ku Hadlay hadal xadiis ah waxa uuna hadalkisa Cadeyn u yahay culeyska heysto xiddigaha kale.Horay...
26/11/2025

Farxaan xiddig waxa uu ku Hadlay hadal xadiis ah waxa uuna hadalkisa Cadeyn u yahay culeyska heysto xiddigaha kale.

Horay dhibaatadan waxaa xiddigaha la qabay macalimiinta soomaliyed oo dhibanayaal u ahaa macalin ajaanib ah laakin hada marxaladaas wey ka gudbeen Ciyaartoyda dalka iyagana wey ka gudbi doonan.

Guusha xulka qaranka soomalia Waxa eey noqoneysi guushi ugu horeysay oo eey gaaraan sanadkan 4 kulan oo eey ciyaaren Xid...
24/11/2025

Guusha xulka qaranka soomalia Waxa eey noqoneysi guushi ugu horeysay oo eey gaaraan sanadkan 4 kulan oo eey ciyaaren Xiddigaha Dagmada dharkeenley ee shiekha iyo Anna Box Ayaa noqonayo 2 xiddig ee kaliya Hal Kulan dhaliyay 2 goal.

Somalia waxa eey dhalisay Ilaa 9 gool waxaana laga dhalshay 6 gool waxa eey farqi u heystaan 3 gool iyo 6 dhibic.

Xulka Kenya labada kulan ee u harsan natiijada uu la yimaado ayeey ku xirnaan doonta wareega xiga ee xul qaranka Soomaalia.

Anna Box ayaa galabta dhaliyay 2 gool oo ka mid ah sadaxda gool ee qaranka ku badiyay.
24/11/2025

Anna Box ayaa galabta dhaliyay 2 gool oo ka mid ah sadaxda gool ee qaranka ku badiyay.

22/11/2025

Muhsin Ahmed muqtar oo ku Magac dheer king of Baaskiil ayaa somalia ku matali doono tartanka Baaskilada Africa.

Kooxda Ciidanka Booliska soomalia ee Heegan ayaa laso wareegtay xiddiga dadayar ee Kooxda Dekedaha kaas oo mudadii uu ku...
20/11/2025

Kooxda Ciidanka Booliska soomalia ee Heegan ayaa laso wareegtay xiddiga dadayar ee Kooxda Dekedaha kaas oo mudadii uu ku sugnaa kula guuleystay Dhamaan koobabka Laga ciyaaro somalia.

19/11/2025

Hambalyo Omar abdulkadir artan oo ku guuleystay abaalmarinta Garsooraha ugu fiican qaarada Africa.

Qof walba oo soomaliyeed waa ku waajib tageerida iyo Garab Istaaga Garsoore Omar Abdulkadir Artan Azul sports πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄
19/11/2025

Qof walba oo soomaliyeed waa ku waajib tageerida iyo Garab Istaaga Garsoore Omar Abdulkadir Artan

Azul sports
πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄

Meedkan wuu culusyahay Ila soo qaada Tanzania ayaa 11 goal Kaga badisay Xulka walaalahen ee Jabuuti waana Goolashi ugu b...
18/11/2025

Meedkan wuu culusyahay Ila soo qaada Tanzania ayaa 11 goal Kaga badisay Xulka walaalahen ee Jabuuti waana Goolashi ugu badnaa ee dal laga dhaliyo Sanadihii ugu dambeyay tartankan.

Afar saac ka hor Ayaan idinla wadaagay ilaa labo ciyaartoy in shaxda maanta lagu soo kordhinaayo Weyna dhacday.
18/11/2025

Afar saac ka hor Ayaan idinla wadaagay ilaa labo ciyaartoy in shaxda maanta lagu soo kordhinaayo
Weyna dhacday.

Ethiopia cabsi cabsi waaye wllahi
18/11/2025

Ethiopia cabsi cabsi waaye wllahi

Waxaa lo badinayaa Kulanka Xulka qaranka soomaliya Ee Galabta la ciyaaraya Dalka Kenya In shaxda macalin Daadir amiin Is...
18/11/2025

Waxaa lo badinayaa Kulanka Xulka qaranka soomaliya Ee Galabta la ciyaaraya Dalka Kenya In shaxda macalin Daadir amiin Isbadal uu ku sameyo iyada oo lagu soo kordhin Karo ilaa Labo xiddig.

Uma badno In weerarki kulanka H**e wax Laga badalaayo laakin Dhaxda iyo daafacyada waxaa laga yaaba Labo ciyaartoy oo cusub kulankan in lagu soo kordhiyo.

Address

91 Rectory Road
London
N167PP

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Farax xabeb posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamed Farax xabeb:

Share