Mohamud Ahmed

Mohamud Ahmed Kalasoco waxkasto cusub oo kuxiiso galinaya nagu soobiir si aad noola socotid

28/12/2025

Puntland First.....done

27/12/2025

Xamar 5 million ba kunool wa beenaha faafay 500k xita kuma noola 70k ba kacodeyey supxanalh puntland 400k codeysay lagu cayayey ceb ba dhacday hhh

14/12/2025

Hotal caduun galkacyo inuu fashila loodhisay miya dadka sidi dad an waligod wiish arag kuwashay wamaxay

09/12/2025

Tarahan cumar maxamud maskax buu kuradinayah haduu waayan cabaadi meyne dowlada dhinaceena kaga nacfineyna wabilaahi towfiiq dowaldu waa puntland maxadweynahu wa cidi alle u calfo un

Madaxweyne dalalka shegeysid hogankoodii baa hagaajiyaye yaad sugeysah adigu soo dalka iguma sareysid Waryaa alle yaqaan
05/12/2025

Madaxweyne dalalka shegeysid hogankoodii baa hagaajiyaye yaad sugeysah adigu soo dalka iguma sareysid Waryaa alle yaqaan

03/12/2025

Dowladii somalia Trump waka baqdaye aniga ujawabayah Trump waxan leyhy dalka america wa usimanahay adna yurub ayaa katimid anaguna africa marka dalka walawada yimaadaye dagdaga iska dhaaf doofarybow madaxa cad

28/11/2025

Goldogob oo la sheegay inay u ciyarayeen ciidan furimaha laga keenay walagaaday xarfo hhhh

28/11/2025

Goldogob Champion Guul

28/11/2025

Rer mahad loo baqi maayo shaki lagama qabo inay kufilanyhiin waxii soo radsada waa cabsi cabsi

26/11/2025

Doorashada golaha deganka gobalka banaadir wa online wa waxba K**a jiraan iyo huuhaa

26/11/2025

Karkii niira madaxweynahadhiiqeeyey dadka wata ragii baa kujirah ilma cabdilaahi marka iska jira xladu wa isku qasanthye

25/11/2025

Dani ayaa abti u ah sharcigu ma yaqaane hala xiro sharciga hala mariyo

Address

DURBAN ROUD
London
E17DB

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamud Ahmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share