Mohamed Nabad doon

Mohamed Nabad doon Halkan Waxaad ka Helaysaa Warar, Warbixino & Barnaamijyo, Wararka Hawdka & Deganada Somaliyed ayaad si gaar ah uga helaysaa.

Halkani waa Magaladda Nusdariiq Oo Roobki  Maasheeyay.Wararka Roobka Deeganada Somalida Halkan Kala  socoMohamed Nabad d...
14/10/2025

Halkani waa Magaladda Nusdariiq Oo Roobki Maasheeyay.

Wararka Roobka Deeganada Somalida Halkan Kala soco

Mohamed Nabad doon

 : Soo dhoweyn Heer sare ah ayay Itoobiya ku qaabishay Madaxweyne Cirro iyo weftiga uu Hogaaminayo Oo Addis-Ababa Gaadha...
14/10/2025

: Soo dhoweyn Heer sare ah ayay Itoobiya ku qaabishay Madaxweyne Cirro iyo weftiga uu Hogaaminayo Oo Addis-Ababa Gaadhay.

Mohamed Nabad doon

14/10/2025

Warar waaweyn ayaa soo socda Halkan isha halagu hayo👀👀

Halkani waa Casimadda Gobolka Gedo Ee Wargaduuda Oo Roobkii Da'yartu Ka Curtay oo Maasheeyay.Wararka Roobka Deeganada So...
14/10/2025

Halkani waa Casimadda Gobolka Gedo Ee Wargaduuda Oo Roobkii Da'yartu Ka Curtay oo Maasheeyay.

Wararka Roobka Deeganada Somalida Halkan Kala soco

Mohamed Nabad doon

14/10/2025

"Mustafe Cagjar, Gobol-ka aynu xaqa u leenahay ayuu ina siin, Ama Ismaamul Gaar ah oo Itoobiya hoos taga ayaynu noqon, "Gudomoyaha Gudida Garxajis Qaybta Dalka Germany"

Mohamed Nabad doon

13/10/2025

; Ciidamada Finaasta ayaa Gawadhi badan Baacstay oo Daroor ka dhex adeegatay.

13/10/2025

“Maareeyaha Xarunta Caafimadka Magaladda Abokor Mareeye Abdi Kaafi Ayaan Waraysi Gaar ah la yeeshay

13/10/2025

Mashalah Dhulku Waa Barwaaqo Dhan walba Hawd - Bari - Galbeed ilaa Woqooyi

Eebe Nicmooyinkiisa hayno Siyaadiyo Amiin

Mohamed Nabad doon

 : Shil gaadhi oo Naxdin leh ayaa Saacado Kahor ka dhacay Magaladda Dhan-dhamane Ee Xarunta Degmada Baabili.Waxa Shilkan...
13/10/2025

: Shil gaadhi oo Naxdin leh ayaa Saacado Kahor ka dhacay Magaladda Dhan-dhamane Ee Xarunta Degmada Baabili.

Waxa Shilkan sababay Mooto & Bajaaj oo isku dhacay Waxaana dhaawacmay 5-qof.

Mohamed Nabad doon

Waxaa la dhagax dhigay dhisme cusub oo ka kooban G+1, kaas oo noqon doona Xarunta Maamulka Gobolka Cusub Ee Gurra-Dhamol...
12/10/2025

Waxaa la dhagax dhigay dhisme cusub oo ka kooban G+1, kaas oo noqon doona Xarunta Maamulka Gobolka Cusub Ee Gurra-Dhamole.

Dhismahan waxaa maalgelin iyo hirgelin ku sameynaya qurbajoogta deegaankaas, kuwaas oo si is-xilqaan ah u bilaabay dhismaha, iyagoo muujinaya wadaniyad, isku duubni iyo taageero muuqata oo ay u hayaan horumarka Gobolka.

Mohamed Nabad doon

Nadir Yusuf laba iyo tobon, Habeen ayuu xabsi Ku jiraa, mana jiro danbi lagu haystaa una Xidhnaan karo mudada intaas lee...
12/10/2025

Nadir Yusuf laba iyo tobon, Habeen ayuu xabsi Ku jiraa, mana jiro danbi lagu haystaa una Xidhnaan karo mudada intaas leeg.
Kana ahayn maxad bulshada hawd ugu Hadlaysaa.!

Nadiir in goor haben ah gurigisa laga dhexqaato Waliba la geeyo xabsi aan lagu bookhan kari Ehelkiisu markaste ubaahdaan utagi karin waa Dulmi.

Nadiir maxay tahay sababta hadii danbi lagu Hayo Mudo 12, cisho ah xukun la'aan ah u Xidhanyey. xadhig sharci daro ah weeye xadhiga Nadiir yusuf.

Ma jirto cid mataladii hawd iyo odayaal toona u Dhaqdhaqaysa nadiir, durba wuxu noqdey nin la Ilaway. oo loo arko inu ahaa qofaan kaba Hadleyn Xaquuqda hawd, danago gaar ah loo Haysto.

Dadkii loo xidhey dartii hadey ka aamuseen, ma Jirto cid isku hawlaysa in la sii daayo nadiir waxanu noqonayaa mid xabsiga lagu ilaawo.

Nadiir xukumada ma dhaleecayn, Madaxwaynaha ma aflagadeyn, cid muu Dulmiyin, dayn looma haysto,
Mucaradnimo iyo kicin ma samayn, kaliyata xaq Bulshada hawd waxay u leeyihin ayuu ka Hadlayay.
Nadiir k**a duwana raga jeexdin u hadlaya Awaare iyo Dig ka hadlaya.
Ee maxa isaga Tuke baalcad ka dhigay.

Xadhiga nadiir waa mid qof kaste oo haldoor ah Una dhaqdhaqa, bulshada hawd la doonayo in Madaxiisa hoos loogu dhigo.

Waxa Qoray : Jim'Ale Arab

Caasimadda Labaad Ee Deeganka Godey oo Rooban.Ilahaybaa Mahad lehMohamed Nabad doon
12/10/2025

Caasimadda Labaad Ee Deeganka Godey oo Rooban.

Ilahaybaa Mahad leh

Mohamed Nabad doon

Address

London

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Nabad doon posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share