Wargal Media 24

Wargal Media 24 Wargal Media 24 is one of the leading new media in Somalia.

11/04/2023

Maxaad ka taqaan Sirdoonka adduunka ugu halista badan?

08/02/2023

DEGDEG: dagaal aad u culus ayaa maalintii seddaxaad ka socda magaalada Laascaanood.

06/02/2023

Degdeg: ciidamo reer Laascaanood ahaa oo dhanka Somaliland jiray ayaa hadda ka barbar dagaallamaya shacabka Laascaanood.

06/02/2023

Degdeg: dagaal culus oo u dhexeeya Somaliland iyo dadka shacabka ah ayaa ka soconaya Laascaanood.

Magaceygu waa Nastexo Axmad waxan jiraa 22 sano Sanadkan ayan gali rabaa 22 hadii aan nolol  Ku garo waxan kugu dhaariya...
02/02/2023

Magaceygu waa Nastexo Axmad waxan jiraa 22 sano Sanadkan ayan gali rabaa 22 hadii aan nolol Ku garo waxan kugu dhaariyaay Allaah xanuunada keena dadkana ka.cafiya waxan fariinteyda kaga dhigay mid qoortaada gashan oo aamaano Kugu ah sacadan eey ku soo gaartay laga bilabo ila Qiyamaha ka dhaco markad furto fariintan ilaah baan kugu dharshaye sii faafi waa haween qamiisaa ah waxaan jooga wadanka india waxa lega helay cudurka dilaga ah EE cansarka😭.

Daawo kasta wa isticmalay an ka aheen dawada ducadinaa oon manta soo doontay xaaladada alleh ha hagajiiyo towxiidkana allah ha kugu dilo janadana booskaga allaah hakaga dhigo mantaa hadad ducadiina iigu kala harin wana soo shegi doonaa hadba heerku uu igu gaaro xanuunkan ihayo Haadan dhintana cafis iyo masamax iyo naxariis raabi ISO weeydiya dhamaantina allaah ha idin jeclaado hadaad naxriis ledahay si walalaha Muslimiinta ah igu duceyaan sii faafi fariinteyda wall aduunka wax Les kuya hay isoo duceey 😭😭fariinteyda sii

🙏 faafi wall Allaah kaa dhigo kaan✍️ codsigeyga gudbiya.

31/01/2023

Waddooyinka caasimadda ayaa labada maalmood ee soo socota xirnaan doona. Sababta ayaa lugu sheegay in shir heerkiisu sarreeyo uu ka dhici doono magaalada Muqdisho.

Sidoo kale dawladda ayaa si aan horay looga baran shacabka uga cudurdaaratay xiridda waddooyunka caasimadda.

31/01/2023

Ku soo dhowoow Wargal Media 24.

31/01/2023

Address

London

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wargal Media 24 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share