Adam Hussein Gudbaaye

Adam Hussein Gudbaaye Falaqeynta Ciyaaraha Gudaha iyo Dibadda intaasba kala soco halkaan⚽️🏆
(1)

Bruno waa Xariif Red Card ka asaga laha wuuna iska Xaliyay waa Qaa'in Weynaday😂
14/09/2026

Bruno waa Xariif Red Card ka asaga laha wuuna iska Xaliyay waa Qaa'in Weynaday😂

Manchester United in 10 Ciyaartooy Oo manchester City ah Garaacday waxaa iigaQosol badan Hadalkii ahaa abaay abaay Sanad...
14/09/2026

Manchester United in 10 Ciyaartooy Oo manchester City ah Garaacday waxaa iiga
Qosol badan Hadalkii ahaa abaay abaay Sanadkaan Epl ka Halka hala iska dhigo😂

Nacalaa la damiinimo badantihiin🙈😂

Sheakh Maalik bidaareey  20 jirkii da.adiisa laga shakisnaa wuu dhaliyay👌🫡
13/09/2026

Sheakh Maalik bidaareey 20 jirkii da.adiisa laga shakisnaa wuu dhaliyay👌🫡

Matinez waa top laakin Chelseadaafaceeda ayaa baasta miir Caadiya💯
13/09/2026

Matinez waa top laakin Chelsea
daafaceeda ayaa baasta miir Caadiya💯

Hadiyad Qaaliya buu Siiyay Real😮🫡Xariifkaan Waa Real Fans umaleynaa😂
08/09/2026

Hadiyad Qaaliya buu Siiyay Real😮🫡

Xariifkaan Waa Real Fans umaleynaa😂

Monaco Nacalad idinku dhacday😭😂
01/09/2026

Monaco Nacalad idinku dhacday😭😂

Macsaalaama Jikatoore Runtii waan kuu Xiisi doonaa balse kuuma darsan doono💯Chelsea waa Qasab in ay Caicedo Cid la Ciyaa...
01/09/2026

Macsaalaama Jikatoore Runtii waan kuu Xiisi doonaa balse kuuma darsan doono💯

Chelsea waa Qasab in ay Caicedo Cid la Ciyaarta walaba 2 Xidig Oo Qad dhexe ah keentaa hadii kale Jemes iyo Daafacyo dhexda Safa waxaas waxba k**a soo baxayaan💯👌

Waxaa ilaa hada Ciil iga Haayaa 40 jir in uu Gool naga Dhaliyo wax la aqbali karo maaha Chelsea Daafacedda weli waa moos...
31/08/2026

Waxaa ilaa hada Ciil iga Haayaa 40 jir in uu Gool naga Dhaliyo wax la aqbali karo maaha Chelsea Daafacedda weli waa moos🍌

Chelsea Fans Hambalyo💪Xariifkaan Dabeyl Xitaa in aysan dhaafeyn baan Sheegay ilaahey ha iga Cafiyo 🤲🤣
30/08/2026

Chelsea Fans Hambalyo💪

Xariifkaan Dabeyl Xitaa in aysan dhaafeyn baan Sheegay ilaahey ha iga Cafiyo 🤲🤣

Waa wareey Chelsea Shabaqeeda kubad ma taaban doono insha allahu iga qora✍️
30/08/2026

Waa wareey Chelsea Shabaqeeda kubad ma taaban doono insha allahu iga qora✍️

Address

Parkham Street
London
PARKHAMST,LONDON

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Adam Hussein Gudbaaye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Adam Hussein Gudbaaye:

Shortcuts

Share