Daa,uus Media

Daa,uus Media Political, Events, Daily News, Culture and Comedy

Sawirka 📸 Waxa uu Muujinayaa Xalad Quus ahWaana Wax Laga Xumaada in Hooyo Haysta 10 Tobaneya Caruur ah O Aay iyada u sha...
23/08/2026

Sawirka 📸 Waxa uu Muujinayaa Xalad Quus ah
Waana Wax Laga Xumaada in Hooyo Haysta 10 Tobaneya Caruur ah O Aay iyada u shaqeysta in La Barakiciya Halka kuwii aad dhashay iyo Kuwii aan Awoowaha u ahayd Qaar aay dalka madax Ka Yihiin Qaarka aay Dalka joogin Ee Aay Dibada jiraan Dalka Waxa ka dhacaya aay Kor Ka Daawanaan iyaga O Aay ka Qasnen
Guryaha Kuwii Mudnaa laga kicinaya
Dowlada Ma Ganacsata O kaliya ayey Dowlad u tahay Kuwa Daruufeysan E Qaar aay yihiin Agoon Qaar aay Yihiin Naafo Qaar aay yihiin Dan yar aan awoow lahayd in Loo Awood sheegta ma ahan
Waxa jirta Mel aan lagu Kala Awoow Badnen O qof Walba Waxii uu shaqeysta Aay Ka Horeeyan
Ha dulmin Hadii aad Ka Awood badn tahay

Sheyma yar O qoralka Bogeeda so dhigtay qofkaste ma fahmi karo lkn wxn ogaaday in qof kaste oo naafo ah aanu dalka xaq i...
20/08/2026

Sheyma yar O qoralka Bogeeda so dhigtay qofkaste ma fahmi karo lkn wxn ogaaday in qof kaste oo naafo ah aanu dalka xaq iyo xaquuuq midna ku lahyn oo inta ordaysa mooyee cid kle wax loo qaban anigu manta wxn ahy inan yar wxn islahaa dadkaaga hor muud u noqo wayo dalkaste waxa wax ku soo kordhiya dadka dhalin yartaa lkn haddii saas naloo cabu dhinaayo saas na loo ya saayo yaa wax bedeli aniga somali weyn oo mid noqota ayuun baa arinkayga wax ka qaban karta qof kaste oo aqli leh damiir leh wuu ka damqan karaa anigu wxn lahaa rajo wxn lahaa mustaqbal lkn calankaygaa ku hoos dul manay anigu ma ahi gabadh qabiil qoraana qabiil ma leh lkn wax badan ayadoon cid I arkyn waan oo yey lkn hada alle ayaan ku reebay somali weyneey idinku bal dadkaas hoos u eega oo hadal kayga plz aan plz ha dhayal sanina qof kaste hadal kiisu meel dheer gaadhi karana ha ka hadlo arinkaa foosha xun 😭

Rajadeydii Wata Gubatay dadki an u hadli jiray Rajadoodi Gubatay Sorry Sorry Sorry  Sheyma Yar O Sheegtay in aay Maalmo ...
20/08/2026

Rajadeydii Wata Gubatay dadki an u hadli jiray Rajadoodi Gubatay
Sorry Sorry Sorry Sheyma Yar O Sheegtay in aay Maalmo ka hor aay Book 📖 Qortay Book gaa Waxay u hadlaysi dadka Naafada ah Naafada hadii aan u hadlayey Ma ahan in aan aniga isku Soo Koobay O Waxan u hadlayey dhamaan Naafa O Dhan in aay Xaq Hela O Aay dalka Xaquuq ku leyihiin Sida dadka kale O Kale
Waxan Diyaar saday Bandhig qof walbana aan uga tagay fadhigiisa Si aay malinta bandhiga iigu imanan Ka dib Madaxdii aan xafiiskoda uga tagay Wax fican iima iman
Waxan Ogaaday dowlada malintii aay inaga Noo baahan tahay e Aay Codkena rabta un ayey Naso Raadiyaan Marka kalena Aay dhagaha Naga Faruustaan
Run ba fiican Markii aay stage ka san uga So dagay Wan Xanuun saday O wllhi Oxygen Laygu Xeray

Hambalyo Hampalyo Waxa Hampalya leyahay Taliye Abdi Risaq Aadan Abdi Wene O Manta Qalin jabiyey Waxa uu gaartay Malintii...
19/08/2026

Hambalyo Hampalyo Waxa Hampalya leyahay Taliye Abdi Risaq Aadan Abdi Wene O Manta Qalin jabiyey Waxa uu gaartay Malintii u Wax badan So sugayey O ugu Danbey Sio idlaatay Hampalyo Zxp
Halka Ka sii Wad Waxbarashada

Gabadhan O Sheegtay in Sanadkan Dumarkii La Kari la,yahay ka dib markaaa aay gabadh ku dhahday  Wan ka dhex bixi lahaa h...
19/08/2026

Gabadhan O Sheegtay in Sanadkan Dumarkii La Kari la,yahay ka dib markaaa aay gabadh ku dhahday Wan ka dhex bixi lahaa hadii aan Nin ahaan laha Waxa ku Saaran Aad iyo aad ayaan ugu Helay Waxa ku Saaran Ma ahan Wax la dayn kara
Waxa Sidaa dhahay Waa Gabadh kale
Wax Nool ayaad Wadaa
Waa hadal ka so yeedhay Gabadh
Idin Muuqata
Xaliimo Hadii aay Xaliimo Shidan aragta
Waji ma lahan

❤️ JACAYLKA DHABTA AH WAA SAFAR LABA QOF AY WADA DHAMMAYSTAAN ❤️Lammaane aad u qurux badan oo sannado badan nolosha kuso...
24/07/2026

❤️ JACAYLKA DHABTA AH WAA SAFAR LABA QOF AY WADA DHAMMAYSTAAN ❤️
Lammaane aad u qurux badan oo sannado badan nolosha kusoo wada qaatay jacayl, samir, isgarab-istaag iyo isku duubni. ❤️👫
📸 Sawirkani wuxuu isku keenayaa laba waqti oo aad u kala fog, balse hal shay ayaan weligiis isbeddelin: qalbiyadii is doortay ee nolosha isla qaybsaday.
Nolosha guurku mar walba ma aha farxad keliya; waa in la isku samraa marka ay adkaato, la isku garab istaagaa marka dhib yimaado, lana wada mahadiyaa maalmaha wanaagsan.
Waa tusaale qurux badan oo ay jiilka maanta wax badan ka baran karaan: Qofka aad jeceshahay ha la raadin oo keliya maalmaha quruxda badan—la duqooba, la samir, lana dhis nolol ay xusuusteedu sidan oo kale u hadasho. ❤️🥹
Laba sawir, laba xilli, hal jacayl iyo kumannaan xusuusood. 💍❤️
❤️ Like • 💬 Comment • 📢 Share

❤️ JACAYLKA DHABTA AH WAA SAFAR LABA QOF AY WADA DHAMMAYSTAAN ❤️Lammaane aad u qurux badan oo sannado badan nolosha kuso...
23/07/2026

❤️ JACAYLKA DHABTA AH WAA SAFAR LABA QOF AY WADA DHAMMAYSTAAN ❤️
Lammaane aad u qurux badan oo sannado badan nolosha kusoo wada qaatay jacayl, samir, isgarab-istaag iyo isku duubni. ❤️👫
📸 Sawirkani wuxuu isku keenayaa laba waqti oo aad u kala fog, balse hal shay ayaan weligiis isbeddelin: qalbiyadii is doortay ee nolosha isla qaybsaday.
Nolosha guurku mar walba ma aha farxad keliya; waa in la isku samraa marka ay adkaato, la isku garab istaagaa marka dhib yimaado, lana wada mahadiyaa maalmaha wanaagsan.
Waa tusaale qurux badan oo ay jiilka maanta wax badan ka baran karaan: Qofka aad jeceshahay ha la raadin oo keliya maalmaha quruxda badan—la duqooba, la samir, lana dhis nolol ay xusuusteedu sidan oo kale u hadasho. ❤️🥹
Laba sawir, laba xilli, hal jacayl iyo kumannaan xusuusood. 💍❤️

❤️ Like • 💬 Comment • 📢 Share

Lamaane aad iyo Aad u Qurux badan Kuwa O Waqti Wacan So Wada qaatay Sida Aad Sawirka 📸  ka arki kartid Waana Kuwa Mudan ...
23/07/2026

Lamaane aad iyo Aad u Qurux badan Kuwa O Waqti Wacan So Wada qaatay Sida Aad Sawirka 📸 ka arki kartid Waana Kuwa Mudan in aay dhalin yarta Waqtiga ah aay ku daydaan Sida aay Nolasha u tahay isku Samir dhinac kasta ah
Wana Sawir Muujinaya Laba Waqti O aad u kala fog Oo Aay Wada Noolayen Cajiib

Jacaylka Hadii uu Xumada dhibatada uu leyahay Waxa ka dareemi kartaa wilka dhalin yarada ah Malin iyo haben Waxa u jifa ...
23/07/2026

Jacaylka Hadii uu Xumada dhibatada uu leyahay Waxa ka dareemi kartaa wilka dhalin yarada ah Malin iyo haben Waxa u jifa Hospital Waxa u So duuba isaga O Ooynaya video yadiisa waxa inta badan Saran Heesaha Niya jabka ah
Marba hadii qofka aad jeceshahay heshid ilaasho Hadii aad ilaalin Weyda Waad u walan doonta Sida Wilka dhalin yarada ah

Address

London

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daa,uus Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share