Eng Abdifitah Wiite

Eng Abdifitah Wiite Political, Events, Daily News, Culture and Comedy

SAXAABA TRAVEL AGENCY WAXAAD KA HELAYAAA TICKETDADA GUDAHA IYO DIBADA
25/08/2025

SAXAABA TRAVEL AGENCY WAXAAD KA HELAYAAA TICKETDADA GUDAHA IYO DIBADA

24/08/2025

waa jaanis dadka raba ineey facebook lacag ka sameeyaan

Hadaba Hadii aad dooneeyso facebook folowes ama tiktok folowers waa diyaar nagala soo xeriir wattsupkaan

https://Wa.me/+252771132576

Arinka jeekey iyo gabadhiisa waa been anagaa daris aheyn gabadhaasna ana jeekey waligeed lama guursan xariirka ka dhaxee...
09/08/2025

Arinka jeekey iyo gabadhiisa waa been anagaa daris aheyn gabadhaasna ana jeekey waligeed lama guursan xariirka ka dhaxeeyey iyada iyo aabaheedna aad buu u fiicnaa waliba lacagta Ey ku tahriibtey jeekey ayaa ilaa iyo hada gudaayo.

Ana jeekey hada jarmalka eyey joogta waxa eyena martey interview jwb ayey dowlada ka sugeysaa arinkaan waa arin eyey dowlada jarmalka sharci kaga rabaan oo kiiskeeda lagu xoojinaayo marka Ayan dadka soomaaliyeed lawaalin🤔🤔🤔⁉️
masraxa furan

2025 wuxu aha sanad layaab leh, waxa dhamaan kala tagay familadan oo aad looga jeclaa tiktok. Kala tagooda sabab weyn ku...
08/08/2025

2025 wuxu aha sanad layaab leh, waxa dhamaan kala tagay familadan oo aad looga jeclaa tiktok. Kala tagooda sabab weyn kuma kala tagin nasiib xumo.

Bal yaad jeclaani lahyd in ay isku solaabtan.

Qofkii soomaraa fahmi karo xanuunkeeda 🥲😅 No isxalis anymore 😅
08/08/2025

Qofkii soomaraa fahmi karo xanuunkeeda 🥲😅

No isxalis anymore 😅

Wiilkan Waxaa lagu Magacaaba Saciid Xaaskiisa waa Cadaan dhawan ayuu soo Post gareeye Video kaas uu ku Muujinayo in Xaas...
08/08/2025

Wiilkan Waxaa lagu Magacaaba Saciid Xaaskiisa waa Cadaan dhawan ayuu soo Post gareeye Video kaas uu ku Muujinayo in Xaaskiisa Culeyska Uurka la Qeybsanayo, waxa uuna Caloosha ku Xirtay Qare 8 Kiilo ah, Falkaas waxaa ka Falceliye Gabdho badan oo Soomaaliyeed, waxa ay u qoreen " hadii Gabar Soomaaliyeed ahaan laheyd sidan uma sameeyen, waxa ay ka tahay Cadaan Jaceyl iyo istus tus"

Saciid ayaa ku Jawaabay " Xaliimo Maseerka dhaafa aniga Xaaskeyga waan Jeclahay Xaliimo Soomaali kuma Doorsanayo Wax kasta ayaa iga mudan"

Maxay kula Tahay?

Xafiiskan waxa uu ahaa xili mid mashquul badan oo qofkii rabo uu balan u qabsado, meesha uu ku yaalay waxaa garan karo d...
08/08/2025

Xafiiskan waxa uu ahaa xili mid mashquul badan oo qofkii rabo uu balan u qabsado, meesha uu ku yaalay waxaa garan karo dadkii qaan gaarka ahaa 2004 tii ee hanoo fa'iideeyaan aniga xiligaa aqli ma laheene Jimvo wanaagsan😁

markay dhiman rabtay ayay tawxiidka haleeshay iyadoo 90 jir ah Waxayna dhimatay 8 daqiiqo kadib markey ashadatay Dad bad...
08/08/2025

markay dhiman rabtay ayay tawxiidka haleeshay iyadoo 90 jir ah

Waxayna dhimatay 8 daqiiqo kadib markey ashadatay

Dad badan ayaa shaki geliyey muslimnimada maamadan o waxey lee yihiin xiligaas lama aqbalo toowbada

adiga sidee u aragtaa arintan?

Sidee u fahantay ama u sharrixi lahayd macnaha ay xambaarsantahay maahmaahdaan?
07/08/2025

Sidee u fahantay ama u sharrixi lahayd macnaha ay xambaarsantahay maahmaahdaan?

Had iyo jeer waxaan aragnaa dadka uu haleelay cudurka halista ah ee ay Soomaalidu u taqaan Kaankaro, afka qalaadna lagu ...
07/08/2025

Had iyo jeer waxaan aragnaa dadka uu haleelay cudurka halista ah ee ay Soomaalidu u taqaan Kaankaro, afka qalaadna lagu yiraahdo (cancer) oo ay timuhu ka bideen ama ay ka daateen, haddaba waa maxay sababtu?

Dad badan waxay aaminsanyihiin in cudurkaasi uu ka daadiyo timaha, balse, xaqiiqado sidaas maahan, oo cudurkaan timaha ma daadiyo balse, waxaa qofka timaha ka daadiya waa daawooyinka loo adeegsado in lagula tacaalo cudurkaas.

Ilaahey ha'inaga hayo cudurkaas, inta qabtana haka caafiyo, aamin.

Soo sheega magaciisa afsoomaliga
07/08/2025

Soo sheega magaciisa afsoomaliga

“Miyaad maqashay weli Gabooye ayaa dagaal qaaday oo ka dagaallamay Midgaanimo iyo maxaa naloo yasay in ay calaacalaan mo...
07/08/2025

“Miyaad maqashay weli Gabooye ayaa dagaal qaaday oo ka dagaallamay Midgaanimo iyo maxaa naloo yasay in ay calaacalaan mooyee ,Qofka aniga Gabooye igu caaya gacan ayaan uga jawaabaa"

Fanaan Mubaarak October.

Address

London

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eng Abdifitah Wiite posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share