12/11/2025
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa la filayaa inuu maalinta berri ah soo gaaro magaalada Muqdisho, caasimadda dalka Soomaaliya.
Madaxweynuhu wuxuu haatan ku sugan yahay dalka Turkiga, halkaas oo uu ku joogo safar shaqo oo muhiim ah. Wararka aan helayno ayaa tilmaamaya in magaalada Muqdisho ay ka socdaan qaban-qaabo ballaaran iyo diyaar garow xooggan oo lagu soo dhoweynayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda.
Soo laabashada Madaxweyne Farmaajo ayaa loo arkaa mid xiiso leh, maadaama ay kusoo beegan tahay xilli ay socdaan arrimo siyaasadeed iyo dib-u-habeyn dowladeed oo muhiim u ah dalka.
Maka mid tahay taageerayaasha Madaxweyne Maxamed Abdullahi Farmaajo?