Dunida Ciyaaraha

Dunida Ciyaaraha Waa shabakad lamataano ah Dunida Ciyaaraha waxaad ka heli kartaan wax kasta oo ku saabsan ciyaaraha

26/12/2025

DEG DEG BES WAAYE Man utd oo Wacdaro dhigtay & Walee waa cabsi cabsi ... See more

BAABAAABAAAAA WAX KALE MAN UTD
26/12/2025

BAABAAABAAAAA WAX KALE MAN UTD

Enjoy the videos and music you love, upload original content, and share it all with friends, family, and the world on YouTube.

26/12/2025

X X Xaqiiqda Muslimninada Zidane, Hazard, Raxiim Ster, Mbappe & Diinta ay heystaan Ibra

Yamal & Sheekh Laporta ayaa usafri doona Dubai si ay uga qeyb galaan xaflada Globe soccer , yacni abaalmarintii CR7 .
26/12/2025

Yamal & Sheekh Laporta ayaa usafri doona Dubai si ay uga qeyb galaan xaflada Globe soccer , yacni abaalmarintii CR7 .

🚨 Fabrizio Romano:Hansi Flick wuxuu ka codsaday Barcelona in loo keeno difaac dhexe (Center Back) inta lagu jiro suuqa k...
26/12/2025

🚨 Fabrizio Romano:

Hansi Flick wuxuu ka codsaday Barcelona in loo keeno difaac dhexe (Center Back) inta lagu jiro suuqa kala iibsiga jiilaalka, haddii ay suuragal tahay.

Flick waa tababare ka mid ah kuwa aan ka caban ama ku ooyin maamulka si ay u fuliyaan dhammaan codsiyadiisa; wuxuu la shaqeeyaa wixii uu heysto ee naadigu kahelo.

Si kastaba ha ahaatee, wuxuu si cad u dalbaday in la keeno daafac suuqan, haddii ay jirto fursad ku habboon oo suuqa ah.

Aliou Cissé: 🚨🚨🚨🎙🎙🎙️🎙 “Kulankaygii Messi ee Paris?”“Waxaan dhex marayay mid ka mid ah dukaamada, si lama filaan ahna wax...
26/12/2025

Aliou Cissé: 🚨🚨🚨🎙🎙🎙️

🎙 “Kulankaygii Messi ee Paris?”
“Waxaan dhex marayay mid ka mid ah dukaamada, si lama filaan ahna waxaan isaga hor yimid… Lionel Messi. Bilowgii, run ahaantii, ma aanan rabin inaan u dhowaado. Waan ogahay sida ay dadku meel walba ugu daba ordaan, mana aanan doonayn inaan noqdo qof kale oo ku xadgudba khusuusiyadiisa, Waxaan rabay inaan ixtiraamo deganaanshihiisa iyo booskiisa. Laakiin wixii xigay ayaa noqday yaabkii dhabta ahaa. Indhaheennu way kulmeen, ugu dambayna waxaan ku dhammaannay wada-hadal gaaban.” 🤯❤

🎙 “Markaas ayuu si kedis ah ii yiri Messi: ‘Waan idin daawadaa marka aad ciyaaraysaan. Waan aqaan xulka Senegal si aad u wanaagsan… waxaad leedihiin koox aad u fiican.’
Waxaan la istaagay yaab. Inaad hadalkan ka maqasho ciyaaryahan miisaankiisu sidaas u weyn yahay hal macne ayuu leeyahay: ninkan kubadda cagta kuma arko daaqad cidhiidhi ah, ee wuxuu ula socdaa indho garanaya dunida oo dhan, xitaa xulalka Afrika. Waxay ahayd daqiiqad ixtiraam ah oo ka timid mid ka mid ah ciyaartoyda ugu waaweyn ee abid taabtay kubadda.” 🐐💙👑

Ma Rumeysan kartid , Sirta Mbappe & Lamiye kubada dahabka , Saxiixyada Culus, Man utd vs Newcastle https://youtu.be/K3u9...
26/12/2025

Ma Rumeysan kartid , Sirta Mbappe & Lamiye kubada dahabka , Saxiixyada Culus, Man utd vs Newcastle
https://youtu.be/K3u9PBgrHyU

26/12/2025

CAAWA Chelsea oo Yaab ka dhigtay Suuqa, Barce oo Weeraryahan Culus heshay, Arsenal, Man utd ila News

25/12/2025

DEG DEG QUNBULAD Barcelona oo Weeraryahan weyn gacanta ku dhigeysa ....See more

CAAWA Chelsea oo Yaab ka dhigtay Suuqa, Barce oo Weeraryahan Culus heshay, Arsenal, Man utd ila News
25/12/2025

CAAWA Chelsea oo Yaab ka dhigtay Suuqa, Barce oo Weeraryahan Culus heshay, Arsenal, Man utd ila News

Enjoy the videos and music you love, upload original content, and share it all with friends, family, and the world on YouTube.

25/12/2025

DEG DEG FARXAD MISE Conte Manchester United, Liverpool & Xogta Suuqa ilaa Barcelona 50

Tiradan gool ayey kadhalisay Barcelona sanadka sii dhamaanaya kooxaha la liga Real kaligeed 13 uqoran , waxaan amaa leys...
25/12/2025

Tiradan gool ayey kadhalisay Barcelona sanadka sii dhamaanaya kooxaha la liga Real kaligeed 13 uqoran , waxaan amaa leyska soo xar xariiqay walaalayaaloow saan macquulmaahee

Address

Flat 119 Malden Road
London
NW54HS

Website

https://koorno.com/, https://dunidaacademy.com/

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dunida Ciyaaraha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dunida Ciyaaraha:

Share