AMI Somali TV

AMI Somali TV Kusoo dhawoow AMI Somali TV

13/12/2024

Wasiirka arimaha gudaha Puntland Cabdi faarax Siciid Juxaa "Soomaaliya waa in lagu celiyo cunaqabatayntii hubka, hadda Drone baa la isu adeegsadey Nuclear haday haysato xitaa waa Isticmaali lahaayeen,"

WAR DEG-DEG AH Dowlada Kenya waxay sheegtay inay sii wadi doontaa inay martigeliso 600 oo askari oo Soomaali ah oo ka so...
13/12/2024

WAR DEG-DEG AH Dowlada Kenya waxay sheegtay inay sii wadi doontaa inay martigeliso 600 oo askari oo Soomaali ah oo ka soo gudbay xadka Ishiakani ee gobolka Lamu,Kadib markii ay kusoo jabeen dagaalka dhexmaray ciidamada Jubaland.

Address

London
London
N22

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AMI Somali TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category