Samatar Xoosh

  • Home
  • Samatar Xoosh

Samatar Xoosh Just a Somali soul with big dreams and a pure heart.”✅

Ma**da: Waxee igu dhahday cunugaaa baa iga xanunsane daawo isiii 2bo isbuuc ka dib markaa lacagta weydiyay Waxee igu dha...
08/01/2026

Ma**da:
Waxee igu dhahday cunugaaa baa iga xanunsane daawo isiii

2bo isbuuc ka dib markaa lacagta weydiyay
Waxee igu dhahday cunuga ma cafimaadin

Ma**da halooo sheeko dadaaalka waaa anaga
Cafimaadkana waaa mid xag alle ka yimaado

Lacagtaaas yaa ku leeyHay hada tolooow

Lurka wali ma kulanteeen ,Mise 2bo jir baatahay ,La garaaada raaxada,Asc fiid wngsan
07/01/2026

Lurka wali ma kulanteeen ,
Mise 2bo jir baatahay ,
La garaaada raaxada,

Asc fiid wngsan

Blet weyne hiiran Somalia 🥰😘2026 sanad barwaaqadiisa wato allaha inooga dhiga insha alaah😘🥰💪
01/01/2026

Blet weyne hiiran Somalia 🥰😘

2026 sanad barwaaqadiisa wato allaha inooga dhiga insha alaah😘🥰💪

09/08/2025

Lax ksta meeshee is dhigta lagu bireeyaa ayaa maqli jiray ✅waxuu leeyahay dantaa lahaa wan kaa garay allahu akbar

Guul baa u rajeynaa jamacada hiiraan 🔥Yaya ali and abdikafir baryare guuleysta insha alaah 😍😍
05/08/2025

Guul baa u rajeynaa jamacada hiiraan 🔥

Yaya ali and abdikafir baryare guuleysta insha alaah 😍😍

Hambalyo Qalinjabin 💐🎓Maanta waa maalin qiimo gaar ah ii leh, sababtoo ah gabar aan abti u ahay, isla markaana qalbigeyg...
30/07/2025

Hambalyo Qalinjabin 💐🎓

Maanta waa maalin qiimo gaar ah ii leh, sababtoo ah gabar aan abti u ahay, isla markaana qalbigeyga meel weyn ka joogto, ayaa si rasmi ah uga qalin jabisay jaamacadda. Waxaan leeyahay: Hambalyo!

Waxaad ku guuleysatay dadaal dheer, hurdo la’aan, iyo sabir. Maanta waa maalinta midhahaas laga gurto. Waxaan kugu hanbalyeynayaa guushaada, waana ku faraxsanahay in aan markhaati ka noqdo guushaas qiimaha badan. Ha istaagin halkan, halkaan ayaa ah bilowga safar cusub oo rajo, himilo iyo guulo badan leh. Ilaahay ha kuu furo albaab kasta oo kheyr ah.

Mar labaad: Hambalyo! Guul joogta ah ayaan kuu rajeynayaa. ❤️🎉

Abti mcne nasteeho abdillahi husein 🥰❤️✅

26/07/2025

Xaliimo in sual leys weydiyo ma xuma waxaan ma kaftanbaa ka wadaan mise waa idinka dacad bal intaaas kasoo jawaba qeybta comentiga👉🏿

“Sanadkan waxaan rabay inaan baabuur iibsado, laakiin dadku waxay igu yiraahdeen: waan jeclaanay sidaad u socoto.”😁🤣😂😂Wa...
24/07/2025

“Sanadkan waxaan rabay inaan baabuur iibsado, laakiin dadku waxay igu yiraahdeen: waan jeclaanay sidaad u socoto.”
😁🤣😂😂

Wax fahma ilma adeerayaal😁🤣

“Dadka qaar waxay kugu jeclaan marka aad faa’iido u leedahay, marka aad baahato wey kaa jeestaan. Cilmiga nolosha waa in...
23/07/2025

“Dadka qaar waxay kugu jeclaan marka aad faa’iido u leedahay, marka aad baahato wey kaa jeestaan. Cilmiga nolosha waa in aad barato farqiga u dhexeeya labadooda.”

Asc galab wngsan asxaabta❤️🥰🔥

By samatar ali samatar

“Hambalyo xaaskeyga qaaliga ah ❤️🎓Maanta waa maalin gaar ah, maalin aanan waligey hilmaami doonin… Maalin ay guushaada n...
19/07/2025

“Hambalyo xaaskeyga qaaliga ah ❤️🎓

Maanta waa maalin gaar ah, maalin aanan waligey hilmaami doonin… Maalin ay guushaada noqotay mid ii ah sharaf, farxad iyo hanweyn!

Waxaan ahay ninka ugu nasiibka badan aduunka sababtoo ah waxaan la noolahay haweeney leh dadaal, maskax, karti iyo sabir. Qalinjabintaada maanta waxay markhaati u tahay sida aad ugu heelan tahay riyadaada iyo mustaqbalkaaga.

Waa iga calaf inaan markhaati ka noqdo guushaada maanta, adiga oo aan wali kugu hambalyeyn. Waxaa tahay iftiinka nolosheyda, tiir-dhexaadka qoyska, iyo sababta aan u dareemo jacayl dhab ah.

Waxaa kuu rajeynayaa mustaqbal ifaya oo ka sareeya meel kasta oo aad gaartay maanta.
Qalinjabintaadu waa bilow cusub — garabkeyga ayaad joogtaa, garabkaagana waan taaganahay.

Waan ku jeclahay.
Waan kuu hanweynahay.
Mar walba waan kuu garab taaganahay.

🎉 Hambalyo Gacalisadayda Qalinjabintaada! 🎉

Address

NEWINGTON GREEN Road

N14RE

Telephone

+252615761539

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Samatar Xoosh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share