Faadumo Deeq Maxamed

Faadumo Deeq Maxamed sodhowada

“gurigayga ayaa la soo weeraray, gaadhi ayaa si qorshaysan loo galiyey, maaha markii koowaad oo waxaa ka horaysay in gur...
11/06/2022

“gurigayga ayaa la soo weeraray, gaadhi ayaa si qorshaysan loo galiyey, maaha markii koowaad oo waxaa ka horaysay in gurigayga ay dad la soo diray taayiro dab lagu qabtay ku tuureen. Falkaas h**e iyo kan saakuna xidhiidh ayay leeyihiin.

Falalkani waxay u muuqdaan weerar qorshaysan oo ay dawladu ku talogashay oo ay doonayso in ay nagu cabsi galiso, waxaa sidoo kale jirtay in maalintii mudaharaadka ay damceen in ay gaadhi na jiidhsiiyaan aniga iyo murashaxa madaxwayne iyo kuxigeenkiisa. waxaas oo dhami waa cabsi galin.”

Waxaanu leenahay waxaad dilaysaan dila, waxaad doonaysaan xidha, waxaad doonaysaan qaada anaga waxaasi na cabsi galin maayaan ee runta ayay tagi”.

Ayuu yidhi gudoomiye Xirsi oo ka hadlayay gaadhigii saaka jiidhay gurigiisa ku yaala xaafada Goljanno.

10/03/2022

Warbixin
Gabar yar oo jirdil Xooggan loo geystay ayaa Meydkeeda lasoo dhigay Degmada Deyniile ee Magaalada Muqdisho.
Gabar yar oo jirdil Xooggan loo geystay ayaa Meydkeeda lasoo dhigay Degmada Deyniile ee Magaalada Muqdisho.

09/03/2022

Jclka dhiibtiisa😛

09/03/2022

🤣🤣🤣🤣

08/03/2022

Address

London

Telephone

+252907382400

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faadumo Deeq Maxamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share