
22/09/2025
Waxaa Lagu Tilmaamay Inay Tahay Badbaado Mucjiso Ah Isla Markaana Mar La Arag, Shilka uu Ninkaan Ka Badbaaday..
Shil Naxdin Leh Isla Markaana Dhif Ah Ayaa Ka Dhacay Goob Dhisma, Kadib Marki Nin Shaqaale Ah Bir 24-Inch (61 cm) Ah Ay Toos Dabada uga Soo Gashay Taaso Dhex Martay Jirkiisa Ilaa Ay Garabka Hoostiisa Gaartay..
Eeg Sawirka Hoose.
Waxaa Gaaray Dhawac Halis Ah, Naftiisa Waxeey Ku Jirtay Halis Geerida Ayuuna u Dhawaday, Sababtoo Ah Birta Waxeey Dhawacday Mindhicirkiisa Sambabadiisa Ilaa Ay Gaartay Qeybaha Hoose Ee Garabkiisa..
Balse Dhakhaatiista Ayaa Sameeyey Qaliin Saacado Badan Qaatay oo Aad i Taxadar Badan, ugu Dambeyna Waxeey ku Guuleysteen Inay Badbaadiyaan Nolashiisa..
Tani Waxeey Xasuusin u Tahay Khataraha Si Maalinle Ah Ay u Wajahaan Shaqaalaha Dhismaha Ka Shaqeeyo Ee Aad Maalinkasta Aragto Iyaggo Howshada Ku Jiro. U
Sidoo Kale Waxeey Xasuusin u Tahay Awoodda Alle Iyo Cilmiga uu Baray Dhakhaatiirteena Habeen Iyo Maalin Heegan ugu Jiro Badbaadinta Nafteena Iyo Daaweynta Casriga Ah Ee Xiligaan Adduunka ku Talaabsaday. ..
Xigasho