Mustaqbal TV

Mustaqbal TV like and follow us for more news updates.

Goddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo faray dardargelinta dhameystirka dastuurka. 👉 https://sho...
24/04/2025

Goddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo faray dardargelinta dhameystirka dastuurka. 👉 https://shorturl.at/V5dCf.

23/03/2025

Militeriga Suudaan ayaa guulo hor leh ka gaaray dagaalada ka socdo dalkaasi.

16/03/2025

Maxaa ka ogtahay colaada murugada leh ee ka taagan dalka Suudaan?

13/03/2025

Maxay yihiin qoddobada ay ka wada hadleen Itoobiya iyo Isrel ee la xiriira Soomaaliya?

12/03/2025

Dowlada Ukrain ayaa aqbashay soo jeedinta Mareykanka ee xabad joojinta 30ka maalmood.

08/03/2025

Maxaa Soonkan ka cusub Caasimadda Muqdisho?

06/03/2025

Madaxda Carabta oo si adag uga hor yimid qorshaha Trump ee lagu rarayo Shacabka sanaha dhibaatada ku jiray.

17/01/2025

Donald Trump Madaxweynaha Isniinta xilka la wareegaya, muxuu ka baddali doonnaa go'aanka ka dhanka ah Soogalootiga Soomaalida ku jirto?

03/01/2025

Wasiirrada Gaashandhigga Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa kawada hadlay Amniga & Iskaashiga Difaaca.

29/12/2024

Madaxweynaha Masar ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin kamid noqoshada howlgalka cusub ee AUSSOM, haddii ay ogolaato Dowladda Federaalka.

29/12/2024

Wasiirka Amniga Cabdullahi Fartaag "Beelaha ku dagaalamaya dalkeena Gacmo meelo fog-fog ka yimid ayaa qoryaha la iskuugu dhiibaya".

28/12/2024

Cali Maxamed Hilowle "Dagaal qabaail in uu dalka ka dhaco waxaa ka danbeeyo Dowladda Itoobiya, anaga goormee aqligeenu soo labanayaa?

Address

London

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mustaqbal TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mustaqbal TV:

Share

Mustaqbal Television

Communication is investment not expenses