FinTech Somalia

FinTech Somalia FinTech in Somalia
https://linktr.ee/fintechsomalia welcome

๐—ก๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ธ๐—ฎ ๐—Ÿ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ด-๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐——๐—ฒ๐—ด๐—ฑ๐—ฒ๐—ด๐—ด๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ (๐—ฆ๐—œ๐—ฃ๐—ฆ) ๐—ผ๐—ผ ๐˜€๐—ถ ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—บ๐—ถ ๐—ฎ๐—ต ๐˜‚๐—ด๐—ฎ ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐˜† ๐—ฏ๐—ฎ๐—ป๐—ด๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป!Waxaa socota...
14/11/2025

๐—ก๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ธ๐—ฎ ๐—Ÿ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ด-๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐——๐—ฒ๐—ด๐—ฑ๐—ฒ๐—ด๐—ด๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ (๐—ฆ๐—œ๐—ฃ๐—ฆ) ๐—ผ๐—ผ ๐˜€๐—ถ ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—บ๐—ถ ๐—ฎ๐—ต ๐˜‚๐—ด๐—ฎ ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐˜† ๐—ฏ๐—ฎ๐—ป๐—ด๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป!

Waxaa socota wajigii ugu muhiimsanaa ee casriyeynta dhaqaalaha dalka. Bangiga Dhexe ee Soomaaliya wuxuu h**e u soo bandhigay SIPS โ€“ Somalia Instant Payment System, balse maanta waa markii ugu horreysay ee nidaamkan si dhab ah uga shaqo bilaabo bangiyo badan oo dalka ka mid ah, halka kuwa kale ay ku soo biiri doonaan maalmaha iyo toddobaadyada soo socda.

Maxaa SIPS ka dhigaya mid muhiim ah?
Nidaamkan cusub wuxuu kuu oggolaanayaa in aad qof lacag ugu dirtid bangi kale ilaa iyo ilbiriqsiyo gudahood adigoo adeegsanaya lambarka akoonka ama IBAN.
Tani waxay meesha ka saaraysaa nidaamkii h**e ee RTGS-ka oo marmarka qaar saacado qaadan jiray inta lacagtu qofka kale gaareyso.

SIPS ma aha oo kaliya โ€œfast transferโ€ โ€” waa tallaabo weyn oo dhanka isku-xirka bangiyada, kalsoonida macaamiisha, iyo horumarinta dhaqaalaha casriga ah.

๐Ÿ’ณ Somaliaโ€™s Instant Payment System (SIPS) is now live!Major banks across Somalia have started using the new Somalia Inst...
13/11/2025

๐Ÿ’ณ Somaliaโ€™s Instant Payment System (SIPS) is now live!
Major banks across Somalia have started using the new Somalia Instant Payment System (SIPS) โ€” part of the Central Bankโ€™s modern payment plan to make transfers faster and more connected.

SIPS is live โ€” connecting banks, speeding up payments, and powering the next phase of digital finance.

Join our WhatsApp Channel to get the latest fintech news and insights from Somalia and beyond! ๐ŸŒStay informed. Stay conn...
17/10/2025

Join our WhatsApp Channel to get the latest fintech news and insights from Somalia and beyond! ๐ŸŒ

Stay informed. Stay connected.๐Ÿ‘‡
https://tinyurl.com/fintechsomchannel

๐Ÿ“ข ๐Ž๐ ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ ๐‘๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐กBankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa soo saaray wargelin ku socota dhammaan shacabka in laga bilaabo ๐Ÿ-๐๐š...
29/08/2025

๐Ÿ“ข ๐Ž๐ ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ ๐‘๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก

Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa soo saaray wargelin ku socota dhammaan shacabka in laga bilaabo ๐Ÿ-๐๐š ๐—ฆ๐—ฒ๐—ฏ๐˜๐—ฒ๐—ฒ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“, qof kasta oo doonaya in uu:

โœ… Akoon cusub ka furta bangiyada dalka
โœ… Ama cusbooneysiiya koontadiisa

ay waajib ku tahay in uu soo bandhigo Aqoonsiga Qaranka (ID) oo ay bixiso Hayโ€™adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka NIRA Somalia

Tallaabadani waxay muhiim u tahay:
๐Ÿ”น Xoojinta hufnaanta nidaamka maaliyadeed
๐Ÿ”น Ka hortagga aqoonsiyada been-abuurka ah
๐Ÿ”น In macaamiishu helaan adeegyo bangiyeed oo sugan, casri ah (๐ž๐Š๐˜๐‚)

๐Ÿ’ก ๐—™๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ฐ๐—ต ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฎ waxay bulshada ku dhiirrigelinaysaa in ay h**ey u diyaarsadaan Aqoonsiga Qaranka ay bixiso Hay'adda NIRA Somalia si ay adeegyada bangiyada dalka uga faaโ€™iideystaan si fudud oo degdeg ah.

Address

London
EC12BL

Website

https://linktr.ee/fintechsomalia, https://fintechsomalia.wixsite.com/fintechsomalia

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when FinTech Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to FinTech Somalia:

Share