wakhti media pro

wakhti media pro wa madal so gudbiso wararka iyo xogaha dalka gudihiisa iyo dhamaanba daafaha aduunka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi wuxuu dhawrka usbuuc ee soo socda safaro is daba joog ah ...
05/08/2024

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi wuxuu dhawrka usbuuc ee soo socda safaro is daba joog ah oo gilgili doona gudaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo dibaddaba ugu kala gooshi doona gudaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo dibadda.

Madaxweyne Biixi ayaa safaro xidhiidhsan ku tagi doona Saylac ilaa Oog oo ah galbeed ilaa bariga Jamhuuriyadda Somaliland.

Madaxweyne Biixi ayaa sidoo kale u bixi doona usbuucyada lixda ah ee soo socda magaalo madaxda dalka Ethiopia ee Addis Ababa, isagoo u dhaafi doona magaalada Abu dhabi ee dalka isku taga Emirateka kuna xigsiin doona magaalada Washington ee dalka Maraykanka.

La soco socdaaladda madaxweynaha oo kala soco boggayga
W/Q;- Mohamed hassan diridhaba.
wakhti media pro

Dab xoogan ayaa goordhawayd qabsaday Qaybo kamid Ah Dekedda Caasimadda Dalka Jabuuti,weli lama inta uu leegyahay khaasar...
05/08/2024

Dab xoogan ayaa goordhawayd qabsaday Qaybo kamid Ah Dekedda Caasimadda Dalka Jabuuti,weli lama inta uu leegyahay khaasaraha uu gaystay Dabkani.
wakhti media pro

Khilaafkii Garabyada Isku Haya Hilaac Oo Xal Laga GaadhayGudi dhaqan oo maalmihii u dambeeyey ku jirtay xalinta khilaafk...
04/08/2024

Khilaafkii Garabyada Isku Haya Hilaac Oo Xal Laga Gaadhay

Gudi dhaqan oo maalmihii u dambeeyey ku jirtay xalinta khilaafka Urur-siyaayadeedka Hillaac, ayaa la sheegay inay maanta soo Afjareen khilaafkii u dhaxeeyay labada garab, waxana la isla gartay in guddoomiyaha Urur-Siyaasadeedka ee dhawaan la doortay Abubakar Xaamud Jibril noqdo guddoomiyaha rasmiga ee Hillaac, Halka prof Ahmed Ismail Samatar, Lagu Heshiiyey inuu noqdo musharaxa mustaqbalka Ee ururka.

Ma Jiro war rasmi ah Oo Ka Soo Baxay Guddida iyo Ururka Hilaac, balse ilo xogogaal ah Oo Ka agdhow Labada Dhinac, ayaa xaqiijiyey warkan, dhowaanna Waxa ay la hadli Doona Warbaahinta..

04/08/2024

๐๐จ๐๐จ๐›๐š๐๐š ๐ก๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š KAAH iyo Waddani Party

๐Ÿ-๐ฑ๐ข๐ฌ๐›๐ข๐ ๐š ๐ฐ๐š๐๐š๐ง๐ข ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ค๐š ๐ค๐š๐š๐ฑ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐ข๐ฌ๐ฅ๐š ๐ช๐ข๐ซ๐š๐ฒ๐š๐š๐ง ๐ข๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฆ๐ฎ๐ช๐ซ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐ฅ๐š๐›๐š๐๐š ๐๐ก๐ข๐ง๐š๐œ ๐ข๐ง ๐ฆ๐ข๐ ๐ฐ๐š๐ฅ๐ข๐›๐š ๐ ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฅ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐š๐๐ข๐ข๐ฌ๐š ๐๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ฆ๐ข๐ ๐ค๐š๐ฌ๐ญ๐š๐š๐›๐š ๐ ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฅ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ก๐š๐ฒ.

๐Ÿ-๐ค๐š ๐ฐ๐š๐๐š ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐š๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฆ๐ข๐๐ง๐ข๐ฆ๐š๐๐š ๐๐š๐ง๐ญ๐š ๐ฌ๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐ก๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š๐ง๐ข ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐ฆ๐ž๐ž๐ฅ ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐š๐š ๐ข๐ง ๐ฑ๐ข๐ฌ๐›๐ข๐ ๐š ๐ฐ๐š๐๐š๐ง๐ข ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐š๐š๐ก ๐ฐ๐š๐๐š ๐ฒ๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐š๐š๐ง ๐ฐ๐š๐๐š ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐š๐ฒ๐ง ๐ญ๐š๐š๐ ๐ž๐ž๐ซ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐ข๐ฌ ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข.

๐Ÿ‘-๐ค๐š ๐ฐ๐š๐๐š ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐š๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐š๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐จ๐จ๐ซ๐จ๐ฌ๐ก๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐จ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š.

๐Ÿ’-๐ญ๐š๐š๐ ๐ž๐ž๐ซ๐ข๐๐š ๐ฆ๐ฎ๐ฌ๐ก๐š๐ซ๐š๐ฑ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฆ๐ฎ๐ฌ๐ก๐š๐ซ๐š๐ฑ ๐ค๐ฎ ๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง ๐ž๐ž ๐ฑ๐ข๐ฌ๐›๐ข๐ ๐š ๐ฐ๐š๐๐š๐ง๐ข ๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ซ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐š๐๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐ค๐š๐š๐ก ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ญ๐š๐š๐ ๐ž๐ž๐ซ๐š๐ฒ๐š ๐ฆ๐ฎ๐ฌ๐ก๐š๐ซ๐š๐ฑ๐š ๐ฆ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐š๐ฒ๐ง๐ž ๐ž๐ž ๐ฑ๐ข๐ฌ๐›๐ข๐ ๐š ๐ฐ๐š๐๐š๐ง๐ข ๐š๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ก๐ฆ๐š๐š๐ง ๐œ๐ข๐ซ๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฆ๐ฎ๐ฌ๐ก๐š๐ซ๐š๐ฑ ๐ฆ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐š๐ฒ๐ง๐ž ๐ค๐ฎ ๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง ๐ž๐ž ๐ฑ๐ข๐ฌ๐›๐ข๐ ๐š ๐ฐ๐š๐๐š๐ง๐ข ๐ญ๐š๐š๐ ๐ž๐ž๐ซ๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ค๐š๐š๐ก ๐๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐๐š๐ฑ๐ญ๐จ๐จ๐ฒ๐š๐๐š ๐ž๐ž ๐ฌ๐จ๐จ๐ฌ๐จ๐œ๐จ๐ญ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐ฎ ๐œ๐จ๐๐š๐ฒ๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐š๐š๐ง ๐ฆ๐ฎ๐ฌ๐ก๐š๐ซ๐š๐ฑ ๐š๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ก๐ฆ๐š๐š๐ง ๐œ๐ข๐ซ๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐š๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ก๐ฆ๐š๐ง ๐š๐ก๐ฆ๐ž๐ ๐š๐ฅ๐ข ๐ค๐ฎ ๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š Maxamuud Xaashi

๐Ÿ“-๐ข๐ง ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐๐š ๐ฐ๐š๐ฑ ๐ฅ๐š๐ ๐š ๐ฌ๐ข๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐š๐š๐ก ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ฑ๐ข๐ฌ๐›๐ข๐ ๐š ๐ฐ๐š๐๐š๐ง๐ข ๐ค๐ฎ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐ญ๐จ ๐ฆ๐š๐๐š๐ฑ๐ญ๐ข๐ง๐ข๐ฆ๐š๐๐š .

๐Ÿ”-๐๐ข๐›๐ข๐ ๐ฎ ๐ž๐ž๐ ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐ญ๐š๐ฌ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ฃ๐ฌ๐ฅ ๐ฑ๐š๐ซ๐š๐Ÿ๐ค๐š ๐€ ๐ข๐ง ๐ญ๐š๐ฌ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ค๐š ๐๐ข๐›๐ข๐ ๐ฎ ๐ž๐ž๐ ๐ข๐ฌ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ซ๐ž๐ž๐ซ ๐š๐ฐ๐๐š๐ฅ ๐ž๐ž ๐ฌ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐ค๐จ๐ซ๐ง๐š ๐ฅ๐จ๐จ ๐ช๐š๐š๐๐จ ๐ฌ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐ซ๐ž๐ž๐ซ ๐š๐ฐ๐๐š๐ฅ

๐Ÿ•-๐ฑ๐ข๐ฌ๐›๐ข๐ ๐š ๐ฐ๐š๐๐š๐ง๐ข ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐š๐š๐ก ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐ข๐ฌ๐ฅ๐š ๐ช๐ข๐ซ๐š๐ฒ๐š๐š๐ง ๐ข๐ฌ ๐›๐š๐ก๐š๐ฒ๐ฌ๐ข๐ ๐จ๐จ๐๐ฎ ๐ข๐ง๐ฎ๐ฎ ๐ง๐จ๐ช๐๐จ ๐ฆ๐ข๐ ๐ก๐ข๐ซ ๐ ๐š๐ฅ๐š ๐๐ก๐š๐ง๐ค๐š ๐๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐š๐๐š๐›๐š.

๐Ÿ–-๐ข๐ง ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐š๐ฅ๐ฅ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐ ๐ฐ๐š๐ง๐š๐š๐ ๐š ๐ฅ๐š ๐ก๐š๐›๐ž๐ž๐ฒ๐จ.

๐Ÿ—-๐ข๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ฐ๐š๐๐š๐ง๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ข๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ฃ๐ฌ๐ฅ ๐ฅ๐š๐›๐š๐๐š ๐๐ก๐ข๐ง๐š๐œ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ฌ๐š๐ง ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐ข๐ง ๐ ๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฎ๐ฎ ๐ฒ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐ ๐š๐ฆ๐š ๐ฆ๐š๐š๐ซ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ๐ง๐š ๐ฑ๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐จ ๐ก๐š๐› ๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ข ๐š๐ก ๐จ๐จ ๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ฅ๐ž๐ž๐.

๐Ÿ๐ŸŽ-๐ก๐š๐ง๐ญ๐ข ๐ฐ๐š๐๐š๐š๐ ๐š ๐ค๐š๐š๐ก ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฐ๐š๐๐š๐ง๐ข ๐ค๐š ๐๐ก๐š๐ฑ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐š ๐ฐ๐š๐š ๐ข๐ง๐ฎ๐ฎ ๐ง๐จ๐ช๐๐š๐š ๐ค๐š๐ฆ๐ข๐ ๐ง๐จ๐ช๐จ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐š๐ฌ๐ฑ๐š๐š๐›๐ญ๐š ๐ช๐š๐ซ๐š๐ง๐ค๐š ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐›๐š๐ฑ๐š๐ฒ๐ฌ๐š
๐Ÿ๐Ÿ-๐ข๐ฌ ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐ฅ๐š๐›๐š๐๐š ๐ ๐ฎ๐๐ข ๐ž๐ž ๐๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ฌ๐ข ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ ๐ฆ๐ข๐๐š ๐ฎ๐ ๐š ๐ฐ๐š๐๐š ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐ž๐ž๐ฒ๐š๐š๐ง ๐๐จ๐จ๐ซ๐š๐ณ๐ก๐š๐๐š ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐ค๐ฎ๐ง๐š ๐๐ก๐š๐Ÿ๐จ.

๐Ÿ๐Ÿ-๐ฐ๐š๐๐š๐ง๐ข ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐š๐š๐ก ๐ฒ๐š๐ ๐จ๐จ ๐ข๐ฑ๐ญ๐ข๐ซ๐š๐š๐ฆ๐š๐ฒ๐š ๐ฑ๐ฎ๐ฅ๐ฎ๐Ÿ๐จ ๐ฐ๐š๐๐š๐š๐ ๐š ๐ค๐š ๐๐ก๐š๐ฑ๐ž๐ž๐ฒ๐š ๐ž๐ž ๐ฎ๐ฃ๐ž๐ž๐๐š๐๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐ฌ๐ข ๐ก๐ฎ๐Ÿ๐š๐ง ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ซ๐ญ๐š๐ฆ๐จ ๐๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ๐ค๐ฎ๐ง๐š ๐ฒ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐ฐ๐š๐๐š๐ง๐ข ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐š๐š๐ก ๐ค๐š ๐œ๐š๐ฅ๐š๐Ÿ ๐ช๐š๐š๐๐š๐ง ๐ค๐š ๐ฆ๐ข๐ ๐ง๐จ๐ช๐จ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ฑ๐ข๐ฌ๐›๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐ช๐š๐ซ๐š๐ง๐ค๐š.

๐Ÿ๐Ÿ‘-๐ฑ๐ข๐ฌ๐›๐ข๐ ๐š ๐ฐ๐š๐๐š๐ง๐ข ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐š๐š๐ก ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐ค๐š ๐ซ๐ž๐ž๐›๐š๐ง ๐ž๐ž๐๐จ ๐ข๐ฌ๐ฎ ๐ฃ๐ž๐ž๐๐ข๐ง ๐ฆ๐ข๐ ๐ญ๐จ๐จ๐ฌ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฆ๐ข๐ ๐๐š๐ ๐›๐š๐ง ๐›๐š ๐œ๐ข๐๐ข๐ข ๐ค๐ฎ ๐ค๐š๐œ๐๐š๐ง๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐ฅ๐š๐ ๐š ๐ช๐š๐š๐๐š๐ฒ๐š ๐ญ๐š๐š๐ฅ๐จ ๐ฌ๐ก๐š๐ซ๐œ๐ข๐ ๐š ๐ฐ๐š๐š๐Ÿ๐š๐ช๐ฌ๐š๐ง ๐ฎ ๐ก๐จ๐ ๐š๐š๐ง๐ฌ๐š๐ง๐š๐ง๐ญ๐š ๐ก๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ฅ๐š๐›๐š๐๐š ๐๐ก๐ข๐ง๐š๐œ.

wakhti media pro

Halista Adeeg ZAAD Ee Telesom......Xalay ayaan lacag kala baxay accountkayga baanka s/land lacagtaa oo cadadkeedu yahay ...
04/08/2024

Halista Adeeg ZAAD Ee Telesom......

Xalay ayaan lacag kala baxay accountkayga baanka s/land lacagtaa oo cadadkeedu yahay 340000kun oo somaliland ah waan isticmalay qayb kamida

Saaka waxaan usoo toosay zaadkaygii oo aan shaqaynayn 132kun oon xalay kaga seexday oon ku jirin waliba maynis aan kujiro

Waxaan is idhi malaha lacag ayaa kugusoo khaldantay waxaan garacay saaka 8.30 151 waxa la igu yidhi 20 daqiiqo kadib ayay ku shaqaynaysaa way ii shaqayn wayday

Hadana waxaan tagay xarunta suuqa waxaan waydiyay maxaa khaldan waxay igu yidhahdeen waa cilad waanu hagaajinaynaa inyar kadib way ku shaqaynaysaa lacag kugusoo khaldantayna ma jirto

Galabta waxaan garacay 151 laba jeer la igama qaban oo la ima jawabin

Ilaa imika mahayo lacagtii aan xalay kaga seexday waxana kasii daran ma isticmaali karayo zaadkaygii

La iimana sheegin sababta hadaba Telesom Company sidee ayaanu ugu kalsonan karnaa zaadkeeda

W/Q: Sucaad xagaa

Ey gacan sita qaraxiiXeebta liido xalay
03/08/2024

Ey gacan sita qaraxii
Xeebta liido xalay

 :Lascaanood oo dagaal ka Qarxayo.Magaalada laascaanood xalay waxa ka socda xabado goos-goos ah oo u dhaxeeya ciidamada ...
01/08/2024

:Lascaanood oo dagaal ka Qarxayo.

Magaalada laascaanood xalay waxa ka socda xabado goos-goos ah oo u dhaxeeya ciidamada booliska iyo koox Ciidana oo taagersan talyihii qaybta sool oo caawa la xidhay, kadib markii lagu eedeyey Amar diido.

Talyahan xabsiga loo taxaabay ayaa shalay warqad soo baxday shaqada lagaga joojiyey, waxaanay ciidamada talyahan taabacsani sheegeen in hadii 24 saac lagu sii dayn waayo ay iyagu lasoo baxayaan.

Wixii soo kordha la soco wakhti media pro

Soomali badan ayaa ku hanti beeshay ka dib  Markii uu kacay Application-ka lagu magacaabo Coins EX oo ay Soomali badan l...
01/08/2024

Soomali badan ayaa ku hanti beeshay ka dib Markii uu kacay Application-ka lagu magacaabo Coins EX oo ay Soomali badan lacag ku shubatay

Malayiin Dollar ayay ku wayeen Somaalidu Application-kan oo xalay kacay

wakhti media pro

โ€œMuuse Biixi iyo Maxamed Kaahin haday cadaw noo yaqaanaan anagu waxaanu u aqoonsanay in ay yihiin walaalahayo.Madaxda Ku...
31/07/2024

โ€œMuuse Biixi iyo Maxamed Kaahin haday cadaw noo yaqaanaan anagu waxaanu u aqoonsanay in ay yihiin walaalahayo.

Madaxda Kulmiye-na waxay isku haystaan in dalka ay dadka ka leeyihiin cid siisayna garan mayno..โ€ Cabdilaahi Geel jire

Ciidanka sirdoonka qaranka jsl ayaa gacnta kuso dhigay xubno ka tirsan sirdoonka somalia ee NISA iyagao hawlgalo amni Da...
31/07/2024

Ciidanka sirdoonka qaranka jsl ayaa gacnta kuso dhigay xubno ka tirsan sirdoonka somalia ee NISA iyagao hawlgalo amni Darro ah ka waday gobalka awdal ciidanka ayaa ku daba jira shaqsiyaad kale oo la waday falalkan.

wakhti media pro

Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta ka dareeray xarunta Baarlamaanka kadib markii ay buuxin waayeen kooramka xildhi...
27/07/2024

Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta ka dareeray xarunta Baarlamaanka kadib markii ay buuxin waayeen kooramka xildhibaanadii loo baahnaa si goโ€™aan looga gaadho eedaymaha xeer ilaalintu ku soo oogtay xildhibaan Maxamed Abiib.

Garyaqaanka golaha ayaa sheegay in xaaladdan oo kale loo baahan yahay in goluhu ku furmo 55 xildhibaan ama tiro ka badan balse waxa soo xaadiray 49 xildhibaan oo keliya.

Madaxweynaha Jibouti Ismaaciil Cumar Geelle oo aan dhag la qabto lahayni wuxuu shallay ka dagay magaalada Paris ee xarun...
25/07/2024

Madaxweynaha Jibouti Ismaaciil Cumar Geelle oo aan dhag la qabto lahayni wuxuu shallay ka dagay magaalada Paris ee xarunta dalka Faransiiska.

Wuxuuna la saxeexday madaxweynaha dalka France Emmanuel Macron heshiis dib loogu cusboonaysiiyay oo dhigaya in Faransiisku uu ilaaliyo, isla markaana difaaco dalka Jibouti haddii la soo weeraro, 20 ka sannadood ee soo socda, waa maxmiyaddii France oo dib loo cusboonaysiiyay.

Arrinta cajiibka ah ayaa waxay tahay, Jibouti waxay ka qaadi jirtay sannadkii kirada saldhiga ciidanka France ee dalka Jibouti lacag dhan 30 malyuun oo Dollar, heshiiskan cusub, Jibouti waxay ogolaatay inay dhinto kharashkaasi, kuna badalato in ciidamada Faransiisku difaacan Jibouti haddii la soo weeraro.

Haddaba waxaa isweydiin mudan Maxaa Taliska Geelle xilligan u sanqadhay ee uu ka baqday

Sannadkii ugu danbeeyay, dalka Jibouti waxaa si laxaadleh isku dhimay dakhligii ka soo galaayay dekedda Jibouti, iyadoo saamayn ay ku yeelatay carqaladaha xuutiyiinta ee biyaha badda cas, dalka Ethiopia oo 94% kala soo daga dekedda Jibouti agabkooda, ayaa durtaba 20% u wareejiyay dhinaca dalalka Kenya iyo Somaliland.

Waxaa intaas dheer daynta dalka Shiinahu ku leeyahay Jibouti oo ku dhaw 2 bilyan oo dollar, ayaa ay Jibouti iska bixin kari wayday, sannadkan iyo sannadkii h**e waxaa laga rabay lacag 230 malyuun oo dollar ah oo daynta ah inay dib u celiyaan, laakiin nasiib darro, way bixin kari waayeen, shiinahuna wuxuu dalbaday in la xaraasho hantida Jibouti leedahay si uu dayntiisii dib ugu helo.

Ismaaciil Cumar Geelle wuxuu u arka khatar isbahaysiga seddex geesoodka ah ee Somaliland-Emirateka-Ethiopia, khatartaasi oo gaadhsiisan mid meesha ka saaraysa jiritaanka dalka Jibouti oo dhan

Booqashadan kadiska ah ee uu Faransiiska ku tagay Geelle Batalka Jibouti, ayaa layaab ah, iyadoo dalal badan oo Fransiisku saldhigyo military ku lahaa qaaradda Afrika , oo ahaa kuwii Faransiisku gumaysan jiray ah sida Mali, Niger, Senegal, iyo Ivory Coast laga saarayo ciidamadoodii, ayey dhinaca kale Jibouti heshiis cusub oo ay ku cusboonaysiinayso joogitaanka France ee Jibouti la gashay.

Heshiiska cusub ayaa dhigaya in Faransiisku ciidanka hadda ka jooga Jibouti oo dhan laba kun oo askari, uu muddo bilo ah ku kordhiyo laba kun oo askari oo dheeraad ah.

Address

London
45458

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when wakhti media pro posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share