
29/07/2025
War deg dega .
Imaaraadka Carabta ayaa ka codsaday Puntland inay gacanta ku dhigto magaalo xeebeedka Laasqoray ee gobolka sanaag oo ay geyso ciidanka ay maalgaliso ee PMPF si looga hortago in deegaaskaas laga dhiso Deked Sida uu qoray warsidaha Allafrica .
Imaaraadka ayaa u arka in Maamulka Dhismihiisu ka socdo Laascaano uu Deked ka dhisi karo Laasqoray taasina ay khasaaro ku keeni karto maalgalinta Imaaraadku ku sameeyay Dekedaha berbera iyo Boosaaso.
Imaaraadka ayaa Puntland iyo Somaliland heshiis kula galay in aan Dekad laga dhisin dhul masaafo ahaan u dhow Dekadahan Sida uu Allafrica kasoo xigtay Ilo xog ogaal ah .
Source Allafrica.