Codka Shacabka

Codka Shacabka Codka Shacabka woqooyi bari

03/08/2026

Xaflada sanadguurada 1aad ee waqooyi Bari london uk 2026

27/07/2026

Warka habeenimo idaacada codka shacbka 27.7.2026 wararki u dambeeyey caalamka.

25/07/2026

Habaryoonis oo Hargeysa aargoosi ka bilaabay
Habar awal baacsanaaya oo laynaaya

22/07/2026

Warka habeenimo idaacada codka shacbka 22.7.2026 wararki u dambeeyey caalamka.

20/07/2026

Warka habeenimo idaacada codka shacbka 20.7.2026 wararki u dambeeyey caalamka.

19/07/2026

Warka habeenimo idaacada codka shacbka 19.7.2026 wararki u dambeeyey caalamka.

Idaacada iyo Tvga Codka Shacabka  Xaruntiisa Magaalada Laascaanood waxay tabar u furaysaa dhalinyarada jecel Saxaafada k...
16/07/2026

Idaacada iyo Tvga Codka Shacabka Xaruntiisa Magaalada Laascaanood waxay tabar u furaysaa dhalinyarada jecel Saxaafada kaas oo ka kooban qaybaha kala duwan ee warbaahinta.
Shuruudaha
1. In uu leeyahay aqoon dugsi sare
2. In uu caafimaad qabo
3. Inuu yahay shaqsi codkiisu yahay mid bass dhexdhexaad ah leh ( aanu cad dhuubnayn, aadna aanu buuraan, ama xabeeb lahayn)
Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh Agaasimaha Guud ee idaacada iyo Tvga Codka shacabka Faysal jaamac 0634499999

Ama booqo Dabaqa Xaaji Awciise Dabaqa Labaad

15/07/2026

Warka habeenimo idaacada codka shacbka 15.7.2026 wararki u dambeeyey caalamka.

14/07/2026

Warka habeenimo idaacada codka shacbka 14.7.2026 wararki u dambeeyey caalamka.

14/07/2026

Hamse Shaacir iyo Xariir Koosaar oo Sahaydooda Shiidaalka ku Qaatay Kaadhka Shiidaalka ee Horn Petroleum.

Address

Gorham Place
London
W114PP

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Codka Shacabka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Codka Shacabka:

Shortcuts

Share