Horn of Africa TV

Horn of Africa TV News, Sports and Pressing issues in the region. Wararka Khuseeya Geeska Africa.

28/12/2023

Siciid Deni: Xasan Sheekh haduu yidhi Puntland loo joojinmaayo Hadey adigana laguu joojinmaayo.

28/12/2023

Siciid Deni “Sool inta Xabada lagu Xoreeyay Waxaa ka badan inta Siyaasada lagu Xoreeyay”

16/08/2023

"SOOMAALI BAAN AHAY" - Gabayga ugu caansan suugaanta AUH Abwaan Jaamac Kadiye oo maanta Ciidamada Somaliland ku dileen Laascaanood.

06/08/2023

Qaraxa shanqaraaya hasheegin miyaa ?
dhallinta shahiiday hasheegin miyaa ?
shaxdaan isku aadan hasheegin miyaa ?
shilinka qaadoo hasheegin miyaa ?
wariye shib dhohoo Ha shaacin miyaa ?
tacsida sharcigaa ha sheegin miyaa ?

Shabaabka iyo kuwaan shuraako miyaa ?
Shirqool badanaa shisheeye miyaa ?
sharaab iyo sida inuu shaahyahay
shacabka dhiiggiisu ma sheey la cabaa ?

29/07/2023

Hubka culus ayaa laysu adeegsaday galabta Laascaanood, PM kan ayaa waxaa isticmalya Ciidamada Deegaanka.

Wali Majiraan faahfaahin dheeraad ah khasaaraha labada dhinac.

Waxaa goor dhawayd soo dhamaaday dhaarinta xubnaha 45 xubnood oo la wareegay hogaaminta maamulka khaatumo ssc waxayna be...
26/07/2023

Waxaa goor dhawayd soo dhamaaday dhaarinta xubnaha 45 xubnood oo la wareegay hogaaminta maamulka khaatumo ssc waxayna bedeli doonaa 33 xubnood ee Hawsha sii hayey in mudo ah.

Guddiga 45 Xubnood ayaana lagu wadaa inay iska dhexdoortaan hogaanka cusubka ee maamulkaasi khaatumo hogaamin doona 2 sano ee soo socda.

26/07/2023

Xildhibaan Axmed Kooshin " Anigu waxaan qabaa hindise sharciyeed kani hada in waqti lagu lumiyo in uusan u qalmin".

03/06/2023

Waad Ogtihiin in Nafta Madaxweynaha hada jooga ay khatar u gashay isagoo diidan muddo kororsi.
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur

03/06/2023

Dastuurku waa ka guda waynyahay wax Dangaara laga dhex arko ee yaan la degdegin.
Xildhibaan Cabdiraxmaan Odowaa.

03/06/2023

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo Soo dhoweeyey mooshinka wax kabedelka Dastuurka iyo Mudo u kordhinta Madaxwaynaha.

Indha sarcaadka laysku khaldo
02/06/2023

Indha sarcaadka laysku khaldo

30/05/2023

Madaxweynaha maamulka Puntland S Dani ayaa ka hadlay warmurtiyeedkii kasoo baxay GWQ dhowaan.

Muqdisho waxa si diiran loogu soodhaweeyey hadda isimada Dhaqanka SSC-Khaatumo qaar kamida wadooyinka Airpot-ka soo gala...
28/05/2023

Muqdisho waxa si diiran loogu soodhaweeyey hadda isimada Dhaqanka SSC-Khaatumo qaar kamida wadooyinka Airpot-ka soo gala ayaa loo xidhay isimada Jamaahiirta ayaa buux dhaafiyey gudaha garoonka.

Isimada SSC sidoo kale waxa halkaasi kusoo dhaweeyey Wasiirka Arimaha gudaha Dowladda Somalia Ahmed fiqi iyo qaar kamida Dhaqanka Beelaha Hawiye, Digil iyo mirifle.

28/05/2023

Warmurtiyeedka kasoo baxay Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) sidee shacabku u arkaa ama uga fal celiyey.

27/05/2023

Is Barbardhig dowladii Maxamed Siyaad Barre iyo Muuse Biixi marka laga eego Dhanka Xoriyada Saxaafada.

Address

Kosti

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horn of Africa TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Horn of Africa TV:

Share

Category