Mowliid Haji Abdi

Mowliid Haji Abdi Welcome to Mowliid Haji 's official Page.
(4)

07/12/2025
Falanqeynta Ciyaaraha: Wacdaraha Super Sunday Nagu soo biir 11-ka fiidnimo saacada Geeska Afrika
07/12/2025

Falanqeynta Ciyaaraha: Wacdaraha Super Sunday

Nagu soo biir 11-ka fiidnimo saacada Geeska Afrika

07/12/2025

Shirkadda Dahabshiil Group ayaa maanta deeq daawooyin iyo agab caafimaad ku wareejisay cisbitaalka weyn ee Boorama, kadib baaq degdeg ah oo kasoo yeedhay madaxda caafimaadka gobolka, kuwaas oo ka warbixiyay xaaladda adag ee lagula tacaalayo dadkii dhaawacyadu kasoo gaadheen dhibatadii ka dhacday magaalada.

06/12/2025
06/12/2025

Waa inoo caawa & Falanqeynta laakiin meel ku qorta koobkan cid aan Arsenal ahayn ma qaadayso - si kasta oo Arteta fuley u yahay sanadkan waa sanadkii Arsenal waxayna ku qaadaysaa waa ciyaartoyda oo hadda ka dib go'aan qaadan doona.

Reer Gunners niyadu bir ha ahaato.💪💪💪

06/12/2025

Arteta Out

06/12/2025

Ciyaartan Arteta haddii uu macalin yahay oo geesi yahay Eze & Merino ha bixiyo oo ha keeno Gyokeres & Gabriel Martinelli waliba yuusan la sugin waqti dheeraad ah isla marka laga soo laabto waqtiga nasiinada.

Haddii marba indhah ha taag taago.

Hadhow baa lagu leeyahay "Trump muxuu naga rabaa" dadka hadda sidaa u dhaqmaya waa dadkii qaanuunka inay dajiyaan laga s...
06/12/2025

Hadhow baa lagu leeyahay "Trump muxuu naga rabaa" dadka hadda sidaa u dhaqmaya waa dadkii qaanuunka inay dajiyaan laga sugayay.

Shib iska dheh!

FIFA oo siyaasadeysay ciyaarihii waxay ku leeyihiin Trump ayaa ku guulaystay abaalmarinta Nabadda AdduunkaSanadkan haddi...
05/12/2025

FIFA oo siyaasadeysay ciyaarihii waxay ku leeyihiin Trump ayaa ku guulaystay abaalmarinta Nabadda Adduunka

Sanadkan haddii lagu yiraahdo USA ayaa koobka Adduunka ka qaaday Argentina, Spain, France, Germany, England, Senegal, Portugal, Netherlands & dal kale la yaab yaysan kula noqon.

Address

London
NW107PN

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mowliid Haji Abdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mowliid Haji Abdi:

Share