Habiqleyso Group TV

Habiqleyso Group TV Habiqleyso Group is Activist group who are the Voice of the voiceless

05/12/2025

KIISKA SAXAAF IYO SUNDUS AYAANLE || MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Mudane Abdulkadir Bulgar (Burgal), Agaasimaha Waaxda Afrika ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah e...
13/11/2025

Mudane Abdulkadir Bulgar (Burgal), Agaasimaha Waaxda Afrika ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa si weyn loogu amaanay dadaalka uu ku bixiyay sii-daynta 15 wiil iyo 1 gabar oo Soomaali ah oo ku xirnaa xuduudda u dhexeysa dalalka Burkina Faso iyo Togo.

Dadaalka uu sameeyay Agaasimaha ayaa ahaa mid muujiyay wadaniyad, daacadnimo iyo xirfad diblumaasiyadeed, isaga oo si toos ah u maareeyay wada-hadallo iyo isku xirnaanta dowladaha ku lugta lahaa, taasoo ugu dambeyn horseeday sii-daynta dhalinyarada Soomaaliyeed.

Abdulkadir Burgal waxa uu tusaale u yahay mas’uul daacad ah oo fahamsan waajibaadka ka saaran ilaalinta iyo difaaca muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku sugan dalalka Afrika, halkaas oo mararka qaar ay la kulmaan duruuf adag.

Guusha uu gaaray waxay astaan u tahay in shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya ay yihiin kuwo leh kartida, maskaxda iyo wadaniyadda lagu gaari karo natiijooyin muuqda oo ay muwaadiniintu ku faani karaan.

Bulgar waxa uu muujiyay in xilku yahay masuuliyad iyo adeeg qaran, ma ahan fursad magac-doon ah. Dadaalkiisa iyo guushiisu waxay u tahay dhiirigelin dhallinyarada Soomaaliyeed ee doonaya in ay dalkooda u adeegaan si sharaf leh.

👏 Mahadsanid Abdulkadir Burgal — dadaalkaaga, wadaniyaddaada, iyo garab istaagga muwaadiniinta Soomaaliyeed waa lagu xusuusan doonaa

06/11/2025

DAHIR ALASOW OO TAAGEERAY JOCOP FREY || DAAWO

Address

Myddleton Road
London
N228NE

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Habiqleyso Group TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Habiqleyso Group TV:

Share

Habiqleyso Group

Ku soo biir HABIQLEYSO GROUP