Kalsan TV

Kalsan TV This is uk based international Tv station which has many studios around the globe, we do news advert Ka DAAWO Kalsan TV

Kalsan TV Waa Telefishin Soomaaliyeed oo Hawada ku soo Biiray 01/03/2013 waana Telefishin dhex dhexaad ah oo ummada Soomaaliyeed oo dhan u Shaqeeyn doono, Kalsan TV wuxuu ka duwan yahay telefishinada kale ee soomaalida, waxaan ka howlgala wariye-yaal Aqoon u leh Shaqada, Farsamoyaqaano heer saare, Kalsan TV waxaa Musig ah ama Heeso ma sii deyn doonaa oo waa Telefishin Xoogga Saari doonaa xaaga diinta islaamka iyo dhaqaanka soomaalida.

06/09/2026

Masuuliyiin ka tirsan Hirshabeelle oo Jowhar ku soo dhaweyay ardaydii kaalimaha h**e ka gashay imtixaanka Qaranka' qeybna uu ka yahay Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir Macalin Mahdi.

06/09/2026

Barnaamijka Waxbarashada Telefishinka Kalsan Tv Tebin: Faysal Cabdi faarax 06 09 2026

06/09/2026

Kalsan TV iyo Wakaaladda Warbaahinta iyo Filimada ee SOMFA Media Agency oo wada gaaray hishiis is afgarad.

06/09/2026

๐‚๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐ญ๐จ๐ฒ๐๐š ๐—๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆa๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š {๐ฎ๐ง๐๐ž๐ซ๐Ÿ๐Ÿ• } Ayaa soo gaarey isbitaalka Kalkaal iyagoo ku marey baaritaano caafimad kana faa'ideystey Ololaha qaliimada lafaha iyo dhaawacyada Sports-ka ee uu fulinayo Dr. Km. onana.



06/09/2026

๐ƒ๐ซ. ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐’๐š๐œ๐ข๐ข๐ ๐€๐๐ž๐ง waa khabiir ku takhasusay qalliinnada laf-dhabarta iyo maskaxda (Neurosurgery & Endoscopic Spine Surgery), wuxuuna leeyahay khibrad dheer oo dhinaca qalliinnada neerfaha, maskaxda iyo laf-dhabarta ah isagoo Muddo ka howlgalayay isbitaalka Ex-Digfeer.
Dhaqtarka ayaa si rasmi ah ugu howlgalaya isbitaalka shaafi isagoo ka fulin doona qaliimada casriga ah ee lafdhabarta iyo madaxa.

06/09/2026

Barnaamijka Maxaa Ku Dhaafay Telefishinka Kalsan Tv Tebin: Ruweydo C/qaadir 06-09-2026.

06/09/2026

Caafimaadku waa tiirka nolosha, tayada adeegyada caafimaadkuna waxay ka tarjumaysaa horumarka bulshadda.

Kalkan shanaad ee Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed oo ay sannad walba soo qabanqaabiso Hormuud Telecom, kana dhici doona magaalada Muqdisho bisha Oktoobar, waxaa si gaar ah diiradda loogu saari doonaa mowduuca:

โ€œHiigsiga Soomaaliya Caafimaad-qabta: Horumarka, Caqabadaha iyo Himilooyinka Mustaqbalka.โ€

06/09/2026

Dadka lagu laayay Arri-Cadeeye dagaal Qabiil ayay ku dhinteen, reerahana waa ay kala xoog badnaan karaan oo hal reer ayaa adkaan kara"

Agaasimaha Wasaarada Amniga Waqooyi Barri, Maxamuud Xuseen.

06/09/2026

Shacabka Koonfur Galbeed Muqdisho ayay barakac ku yihiin, dhibaato kale yaan loo celin oo xal haloo halo colaada"

Aragtida Dadka.

06/09/2026

Wararka Telefishinka Kalsan Tv Tebin: Faysal Cabdi Faarax 06-09-2026.

Address

18 Camden Road
London
NW19DP

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kalsan TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kalsan TV:

Shortcuts

Share