ADDE MEDIA

ADDE MEDIA AADE MEDIA
LA SOCO WARARKA UGU DAMBEEYA
📰 Wararka Soomaaliya
🌍 Wararka Caalamka
⚡ Warar La Xaqiijiyay
🎥 Warbixinno Toos ah

Ku Xidhnow Kalkaal Tv Waxaan Kuu Balanqaadayna Inad Wax Ku Cajabindoona Kusoo Bandhigno Mahadsanidiin Daawade

05/09/2026

TALIYE SHUB OO ISBITAALKA DOOLOW LAGU DAAWEYNAYO.....

30/08/2026

Eedeyn Adag Oo Dowladda Loo Jeediyey! Qoysas Guryahoodii Laga Dumiyey”

📢 ADDE MEDIA – WAA SAAXIIBKA BULSHADA! 🇸🇴
ADDE MEDIA mar walba waxay garab taagan tahay shacabka Soomaaliyeed. 🤝

Waxaan u taaganahay inaan cod u noqono bulshada, inaan soo bandhigno xaqiiqda, isla markaana aan ka hadalno dulmiga iyo dhibaatooyinka shacabka soo wajaha.

⚖️ Dulmiga shacabka ma aqbaleyno!
Laakiin sidoo kale, wax kasta oo waafaqsan sharciga iyo nidaamka dowladeed k**a hor imaaneyno.

🗣️ Codka shacabka waa muhiim.
📢 Xaqiiqadu waa waajib.
🤝 ADDE MEDIA waa saaxiibka bulshada.
👉 Nagu soo biir – Follow, Like & Share
ADDE MEDIA – Codka Bulshada Soomaaliyeed. 🇸🇴


27/08/2026

Muxuu ka dhigan yahay go’aanka Maxk**adda Sare ee Lagu diiday doorashooyinka Galmudug?
ADDE MEDIA

24/08/2026

Markabkii Muqdisho Hubka U Siday Oo La Qabsaday — Kooxdii Haysatay Oo Dalab Culus Miiska Soo Dhigtay!

19/08/2026

Xasan ma imaan karo Gaalkacyo ugu dambeyn odayga Magaalada u shdan waxaa dhahayaa yaa iga hor istaahi karo Dalka aniga xukuma...

18/08/2026

Xildhibaannada oo Dalbaday Adeeg Caafimaad: “Dhakhtar Baarlamaanka Jooga Noo Sameeya!” 😂🏥

17/08/2026

MUUQAAL KA SAMEETE BAYDHABO OO OOIS KU HARDAMAYAAN
Aadan Madoobe iyo Lafta-gareen oo Baydhabo isku haysta… yaa ugu dambeyn oran doona “Magaaladu anigaa leh!” 🤣🔥 ADDE MEDIA

17/08/2026

Somali Airlines oo Dib U Soo Laabanaysa ✈️🇸🇴
Somali Airlines ayaa la filayaa inay dib u bilowdo duulimaadyadeeda bartamaha bisha September, iyadoo la helay labadii diyaaradood ee ugu horreeyay oo hadda ku sugan France — bilow cusub oo taariikhi ah oo dib loogu soo celinayo shirkaddii diyaaradaha qaranka Soomaaliya! 🇸🇴✈️❤️💙 ADDE MEDIA

Laba Askari, Maxaa Lagu Kala Doortay? 😳Mid qoriga ayaa loo dhiibay, qasnadiina laga jaray… midka kalena isagoo ucabeysan...
16/08/2026

Laba Askari, Maxaa Lagu Kala Doortay? 😳
Mid qoriga ayaa loo dhiibay, qasnadiina laga jaray… midka kalena isagoo ucabeysan ayuu Madaxweynaha hortiisa istaagay! 👀
Sawirka si fiican u fiiri—maxaad adigu ka fahantay? 🤔🔥

16/08/2026

GALMUDUG & PUTLAND WAX WALIBA SIYAASADA KU DHAMEEYA...SEEMORE

Address

10 Downing Street, Westminster, SW1A 2AA
London
SW1A1AA

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ADDE MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share