Mohamed Abdi

Mohamed Abdi Ma isla soconnaa

21/12/2025

Alaabtaan maxay aheyd?😁

Comment ku dhiigle meel kasta waa joogaan😁 hadda Madaxweynaha Muzambique da'diisa ayee ku heystaan
20/12/2025

Comment ku dhiigle meel kasta waa joogaan😁 hadda Madaxweynaha Muzambique da'diisa ayee ku heystaan

Maxkamad ku taalla dalka Pakistan ayaa 17 sano xabsi ah ku xukuntay Ra'iisul Wasaarihii h**e ee dalkaas Cimraan Khaan iy...
20/12/2025

Maxkamad ku taalla dalka Pakistan ayaa 17 sano xabsi ah ku xukuntay Ra'iisul Wasaarihii h**e ee dalkaas Cimraan Khaan iyo xaaskiisa Bushra Biibi, kaddib markii lagu helay dambi ah inay si sharci darro ah u heysteen weliba u iibinayeen hadiyado qaali ah oo la siiyay dowladda dalkaas intuu xafiiska joogay RW Khaan, taas oo aheyd hanti Qaran.

Sawir ay ka muuqato heybad Qaran🇸🇴
20/12/2025

Sawir ay ka muuqato heybad Qaran🇸🇴

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlayay shirka Kismaayo ayaa yiri: Aniga ma aqaan caqli Hotel Jazeera markii la soo jooga...
20/12/2025

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlayay shirka Kismaayo ayaa yiri: Aniga ma aqaan caqli Hotel Jazeera markii la soo joogay soo kordhi waayay oo Kismaayo ka soo kordhaya, isagoo sii raaciyay waa hadli kartaan, waana iska qeyli kartaan waa dimuqraadiyad inta hadalka ay joogto xor baa tihiin, balse maalintaa qori soo qaadataan gacantaa la idinka qabanayaa.

Dhanka kale Madaxweynaha ayaa ku eedeeyey mucaaradka inay maalin kasta sheegaan waxay diidan yihiin, laakiin aanay hal maalin sheegin waxay rabaan, inta laga fahmayo waxay rabaan ayuu yiri madaxweynaha waa iska qeyli karaan.

Shirar is xig xigay oo saacado badan qaatay oo ay yeesheen xubnaha ku shirsan Kismaayo ayaa weli la isku mari la'yahay q...
19/12/2025

Shirar is xig xigay oo saacado badan qaatay oo ay yeesheen xubnaha ku shirsan Kismaayo ayaa weli la isku mari la'yahay qaab dhismeedka iyo hoggaanka Golaha ay ku midoobi rabaan, iyadoo koox kamid ah ay maanta suuqa soo gashadeen hoggaan aan la isku raacin sida in Sharif Sheikh Ahmed uu noqdo guddoomiye.

Koox ku heshiin la' isbaheysiga mucaaradka ayaa raba inay Xasan Sheekh kursi ka ridaan

Laftagareen, Waxaa maanta u buuxsantay Todoba sanno (7) iyadoo maamulka uusan dhaafin hal magaalo oo Baydhabo ah, iyadii...
19/12/2025

Laftagareen, Waxaa maanta u buuxsantay Todoba sanno (7) iyadoo maamulka uusan dhaafin hal magaalo oo Baydhabo ah, iyadiina ay weli tahay xabsi kor ka furan oo aan bannaaka looga bixi karin, albaabka kaliya ee laga galo ama looga baxo waa garoonka diyaaradaha, isagiina ciidamo Itoobiyaan ah ayaa ilaaliya!

Sheekh Axmed waxuu leeyahay: Maanta Somalia samatabixin bixin bey u baahan tahay, god bey ku sii dhacaysaa😁
18/12/2025

Sheekh Axmed waxuu leeyahay: Maanta Somalia samatabixin bixin bey u baahan tahay, god bey ku sii dhacaysaa😁

Odeyga Kaar uu soo xoqday kursina ku helay bey rabaan inay u xoqdaan oo uga qaataan😁
18/12/2025

Odeyga Kaar uu soo xoqday kursina ku helay bey rabaan inay u xoqdaan oo uga qaataan😁

Waxaa bannaaka u soo baxaya fashilka iyo ceebaha dul hoganaya doorashada golaha deegaanka ee gobolka Banaadir oo hal isb...
17/12/2025

Waxaa bannaaka u soo baxaya fashilka iyo ceebaha dul hoganaya doorashada golaha deegaanka ee gobolka Banaadir oo hal isbuuc ay ka harsan tahay, waxaana soo badanaya xubna ka tirsan laamaha ciidamada kala duwan ee dowladda oo ku lug leh doorashada.

Kani waa guddomiyaha degmada Wadajir, waa musharax Golaha deegaanka, dhanka kale waa gaashaanle ka tirsan Booliska Somalia.

Madaxweyne Xasan isagoo dagaal la galay Axmed Madoobe, ayuu haddana ku dhiiraday Kismaayo isagoo aan ciidamo badan wadan...
17/12/2025

Madaxweyne Xasan isagoo dagaal la galay Axmed Madoobe, ayuu haddana ku dhiiraday Kismaayo isagoo aan ciidamo badan wadan, halka Deni uu kaxaystay Guuto ciidan ah😁

Farmaajo waa musharraxa kaliya ee ay furan tahay inuu naqdiyo doorashada Golaha deegaanka ee gobolka Banaadir, laakiin m...
16/12/2025

Farmaajo waa musharraxa kaliya ee ay furan tahay inuu naqdiyo doorashada Golaha deegaanka ee gobolka Banaadir, laakiin musharrax kale oo taageeray xariiftankii Axmed Madoobe ee Kismaayo ka sameystay weliba u aqoonsan doorasho sax ah, waxaan u maleynaa inuu naqayo gar isaga ku naqsan.

Address

London

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Abdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamed Abdi:

Share