Tuliguled

Tuliguled 𝗞𝘂𝘀𝗼𝗼𝗱𝗵𝗮𝘄𝗼𝗼𝘄 Tuliguled
Tuligulednews waa Halka aad ka heli karto warar xaqiiq ah
Tuliguled waa Wehelka Shacabka

Tuliguled waa magaalo ku taalo kilinka shanaad oo mar dhow laga dhigey dagmo waxaana magaladaas si gaar ah u daga BEESHA JAARSO waa magaalo aad u qurux badan wixii faah faahin ah kala xiriir www.tuliguuled.com

WAR DEG-DEG AH!! 🚨Ciidanka Difaaca Qaranka Itoobiya ayaa sheegay in 436 dagaalyahan oo ka tirsan TPLF la dilay, 44 la qa...
25/09/2026

WAR DEG-DEG AH!! 🚨

Ciidanka Difaaca Qaranka Itoobiya ayaa sheegay in 436 dagaalyahan oo ka tirsan TPLF la dilay, 44 la qabtay, halka 220 kalena lagu dhaawacay hawlgal aargoosi ah oo ay fulisay Taliska Waqooyi-bari (Northeast Command).

Sidoo kale, bayaanka ayaa sheegay in ciidamada ay gacanta ku dhigeen:

4 qori Dishka ah
18 qori Metrayis ah
6 qori toogte (Sniper) ah
83 qori Clash ah
15 raadiyo isgaarsiineed
2 raadiyo nooca Type-77 ah
3 gantaal RPG ah
In ka badan 5,000 xabbadood oo rasaas ah
1,590 xabbadood oo rasaasta Dishka ah

Guul iyo Gobanimo

Tuliguled

25/09/2026

🚨 XOG CUSUB: Ciidamo lagu soo ururiyay duleedka Malowle

Xogo lagu kalsoonaan karo oo aan helnay ayaa sheegaya in ciidamo u badan maleeshiyaad laga soo ururiyay gobolka Faafan la geeyay duleedka Malowle.

Xogaha aan helayno ayaa intaa ku daraya in ciidamadaasi ay hagayaan rag aan magacyadooda dib ka soo Qori doono.

Haddii xogtani sax noqoto, xaaladda ka dhalata tallaabadan waxaa mas’uuliyaddeeda qaadi doona kooxda Jigjiga fadhida ee uu hogaamiyo aan Ognahey, Hadii sida ugu dhaqsiyaha badan u joojin wayaan wax bdan ayaa ka dhalan

kooxdan ayaa isku dayaysa inay ka faa’iidaysato dagaalka ka socda waqooyiga Ethiopia, iyagoo qorshahoodu yahay in ay xoog ku tagaan Biyadda.

Tuliguled

24/09/2026

Ethiopia and our Prime Minister ❤️Abiy Ahmed Ali❤️ 💪💯❤️ A leader of victory💪

Tuliguled

24/09/2026

Dogs may bark loudly or come in large numbers, yet even a small cat can be stronger.

TPLF, Fano, and those who follow them are nothing more than loud barkers, while the Ethiopian National Defense Force (ENDF) represents the strength that protects the country.
Loudness is not strength—true strength lies in a disciplined army, order, and unity.

Tuliguled

24/09/2026

Tuugtii TPLF aheyt iyo Qashinkii la socdey oo Gacanta Lagu soo dhigey.

Tuliguled

Taliska Ciidanka Itoobiya ee Waqooyi-bari ayaa sheegay in ciidamada TPLF iyo kooxo kale ay weerar ka geysteen deegaanno ...
24/09/2026

Taliska Ciidanka Itoobiya ee Waqooyi-bari ayaa sheegay in ciidamada TPLF iyo kooxo kale ay weerar ka geysteen deegaanno ka tirsan Wollo, balse ciidamada dowladda ay qaadeen weerar-celis, ayna dib u celiyeen ciidamadii weerarka soo qaaday.

Taliska ayaa sheegay in la qabtay hub iyo qalab ciidan, sidoo kalena uu sheegay in 272 dagaalyahan la dilay, 260 kalena la dhaawacay ama la qabtay.

Tuliguled

23/09/2026

Horta Ahmadow Baroorta Orgiga ka weyne Ayaa Balaayada Bilaabey?

?
Tuliguled

23/09/2026

🤣🤣🤣🤣🤣

🚨 A SERIOUS WARNING — TIME IS RUNNING OUTIf immediate and serious action is not taken today regarding the group led by A...
22/09/2026

🚨 A SERIOUS WARNING — TIME IS RUNNING OUT

If immediate and serious action is not taken today regarding the group led by Ahmed Wali Aw Hassan and the plans reportedly connected to the situation in Biyada and its surrounding areas, the situation could deteriorate further tomorrow, making it much more difficult to prevent escalation.

We strongly call on the Ethiopian security authorities and relevant government officials to intervene without delay, conduct a serious and impartial investigation into these developments, and take appropriate legal action if any plans that threaten peace and the safety of civilians are confirmed.

⚠️ Do not wait until violence occurs. Prevention today is better than regret tomorrow.
The peace of Biyada and the safety of its civilians must not be put at risk.

🚨 AKEEKKACHI DHUGAA — YERROON XIQQAA DHA
Yoo har’a garee Ahmed Wali Aw Hassan durfamu fi karoora haala Biyadaa fi naannawa ishee waliin walqabatu irratti tarkaanfiin sirrii fi hatattamaa hin fudhatamne, bor haalli jiru caalaatti hammaachuu fi to’achuun isaa ulfaachuu danda’a.

Kanaaf, qaamolee nageenyaa Itoophiyaa fi mootummaa dhimmi ilaallatu akka dhimma kana irratti hatattamaan seenu, haala jiru irratti qorannoo sirrii fi walaba ta’e gaggeessu, akkasumas yoo karoora nageenya fi lubbuu lammiilee balaadhaaf saaxilu mirkanaa’e, tarkaanfii seeraa barbaachisaa akka fudhatan cimsinee gaafanna.

⚠️ Rakkoon osoo hin uumamin dura ittisuun, bor gaabbuu caalaa wayya.
Nageenyi Biyadaa fi nageenyi uummataa akka hin balaafamneef, dhimma kana tuffachuun hin qabu.

Tuliguled

CajiibWaxaa jirta warbixin aan helayno oo sheegaysa in la damacsan yahay in dagaal xooggan laga huriyo BIYADA iyo BANKA ...
22/09/2026

Cajiib

Waxaa jirta warbixin aan helayno oo sheegaysa in la damacsan yahay in dagaal xooggan laga huriyo BIYADA iyo BANKA DIIDO WALEET, kaas oo laga dhigayo mid u dhexeeya Oromo iyo Somali.
Arrinkan ayaa loo xil saaray AHMED WALI AW HASSAN.

Sababta ayaa lagu sheegay in Waqooyiga Itoobiya, maadaama 7 kooxood oo maafiyo ah ay u midoobeen Dowladda Abiy Ahmed, in iyagana dhinacan Bariga culays laga saaro.

La soco halkan isha ku hay

There is a report we have received stating that there are plans to ignite a major conflict in BIYADA and BANKA DIIDO WALEET, with the intention of turning it into a conflict between Oromo and Somali.

AHMED WALI AW HASSAN has reportedly been assigned to this task.

The stated reason is that in northern Ethiopia, since seven militia groups have united against the government of Abiy Ahmed, pressure is also intended to be applied from the eastern side.

Oduun nu gahe akka jedhutti, BIYADA fi BANKA DIIDOO WALEET keessatti walitti bu’iinsa cimaa kaasuuf karoora jira jedhameera; walitti bu’iinsi kunis Oromoo fi Somaalee gidduutti akka ta’uuf karoorfame jedhame.

Dhimmicha irratti AHMED WALI AW HASSAN akka ramadame himama.

Sababni isaa, Kaaba Itoophiyaa keessatti gareewwan maafiya 7 mootummaa Abiy Ahmed irratti walii galanii erga socho’anii booda, gama Bahaa kanaanis dhiibbaa uumuu akka barbaadame jedhame.

Tuliguled

Address

Tuliguled
London
ETHIO

Opening Hours

Monday 8am - 5pm
Tuesday 8am - 5pm
Wednesday 9am - 3pm
Thursday 10am - 3pm
Friday 8am - 2am
Saturday 12am - 12am
Sunday 7am - 6am

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tuliguled posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Tuliguled:

Shortcuts

Share