Kaafi U K

Kaafi U K Kusoodhawow boga rasmiga ee wariye Mohamed Kafi UK

kaga Bogo Warar, Barnaamijyo Kuxiisa geliya iyo waliba Dhacdooyinka markaas Taagan Kuxirnow Boga Rasmiga Ah Ee Wariye Mohamed kafi U K

11/12/2025

Home 🏡 Bardhere Balad jameeco❤️

11/12/2025

Cutubyo ka tirsan Booliiska gaarka ah ee Haramcad oo tababar loo soo xiray.

10/12/2025

Wariyan ahay wariyaan ahay wariyaan ahay wad hee wariyaa tahaye😁Aaladan iyo Wariyo-nimadiba qalad baad ka fahanteen🙈 cuucaac

09/12/2025

Suldanka guud ee Beelaha howrarsame amaanreer suldan abdi adan Hassan Ayaa ka Dalbaday Dowlada Federalka iyo Laamaha Amniga in ay Cadaalada Horkeenaan Dadkii Laayay 4ta qof Ee shacabka ahaa.

Gari Alley Taqaan Suldaanka waa uu Garnaqsaday

08/12/2025

“Qoladii wax danbe gaysata oo waxa mareexaanka halkaan fadhiya qilaafa wixi ay gaysatay wax laba jibaarkeeda ayey kusii darsanaysaa ee ha ogaato Sidoo kale Cidii Baaqa Ehelka Diida ee ka hortimaado waxan leenahay Tir tirma “

Qaar kamid ah Odayaasha Dhaqanka iyo Culumada Beelaha Mareexaan Sade ee ku sugan Degmada Baladxawa oo baaqyo kasoo saaray shaqaaqooyinka Foosha xun ee kasoo cusboonaaday Degmada Baladxawa .

08/12/2025

6 qof 24 saac gudahood tuhun aano qabiil iyo Degmada Baladxawa😡 Dadku waa ehel waa walaalo makala fogo ee siyaasada halagu ekeeyo.

07/12/2025

Gor Gorka Lagu Harsado Degmada Luuq 💯

Waqti naguma Socdo 🙅‍♂️

07/12/2025

Odayga Halaga gaaro ilmaha iskaga Ciyaaraya😁

06/12/2025

Niyada ayaan ku dhistaa intaas 🤣

📍 Baardhere & 📍 Buurdhuubo bridges.Finally, Dowlada 🇸🇴 oo kaashaneyso dowlada  🇹🇷 ayaa buundadii Sabiib dib udhis kusama...
06/12/2025

📍 Baardhere & 📍 Buurdhuubo bridges.

Finally, Dowlada 🇸🇴 oo kaashaneyso dowlada 🇹🇷 ayaa buundadii Sabiib dib udhis kusamayasay muda 6 bilood ah kadib markii dhibka uu gaaray.

Buundooyinka Baardhere iyo Buurdhuubo ee gobolka Gedo oo ay saameeyen Fatahaadi 2023🇸🇴 iyagana Waxa ay kamid yihiin ilaha dhaqaale ee Gobolka iyo Wadankaba.

Mana jirto wax qorsha cad oo uga dagsan Dowlada Dhexe iyo Dowlad goboleedka intaba


05/12/2025

Jawiga Ma xumo 🥰

04/12/2025

Dil, Dhaawac, Isbaaro, Kala gudbin Daroogo & eedo kale, ayaa lagu soo eedeeyay Maxkamadda Ciidamada

Address

Lomond Grove
London
SE57GY

Telephone

+252615017756

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaafi U K posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kaafi U K:

Share