Aroor TV

Aroor TV Aroor Tv waa muuq baahiye xor ah
πŸ“Œhel xogo xasaasi ah🐾πŸͺ
πŸ“₯[email protected] Hadad dooneyso guul Naftada cidna ha barbardhigin, wakhtiga la kifaax.
(5)

noloshu dhameys maha.....................

Ku saliya nebiga (SCWβ€οΈπŸ“Ώ)
24/08/2026

Ku saliya nebiga (SCWβ€οΈπŸ“Ώ)

Bilaha  soo socda madaxweynaha somaliland ayaa samayn doona isku shaandhayn balaadhan siday xogo hoose uu helay  Aroor T...
24/08/2026

Bilaha soo socda madaxweynaha somaliland ayaa samayn doona isku shaandhayn balaadhan siday xogo hoose uu helay Aroor TV isku shaandheyntan ayay shacabka somailand in badan dhagaha u taagayeen isku shaandheyntan ayaa noqon doonta mid la mahadiyo taas oo xul ah ahayna xal

20/08/2026

Burco iyo Wasiir Khadar Hussein Abdi mashiinka dhaqaajiya xukuumada wadajir iyo waxqabad.

19/08/2026

Gudoomiyaha gudiga dhaqaalaha iyo maaliyada golaha wakiilada MP Barkhad Mohamed Hurre

Xog muhim ah.πŸ“©πŸ“©πŸ“©πŸ“€πŸ“€Maraykanka ayaa bilihii u dambeeyay diplomaasiyiin iyo saraaakiil sare usoo diraayay somaliland, xidhi...
13/08/2026

Xog muhim ah.
πŸ“©πŸ“©πŸ“©πŸ“€πŸ“€
Maraykanka ayaa bilihii u dambeeyay diplomaasiyiin iyo saraaakiil sare usoo diraayay somaliland, xidhiidhka somaliland iyo maraykanka ayaa kor u kacay sanadkii u dambeeyay dhanka kale xuutiyiinta ayaa labadii bilood ee u dambeeyay duqayn u geesatay maraakiib ay leeyihiin maraykanka iyo xulufadiisu taas oo sababtay in indhaha caalamku soo jiitaan bogcada muhimka ah ee ay ku taalo somaliland warar lagu kalsoonan karo ayaa sheegaya in madaxweynaha somaliland u bixi doono dalka maraykanka halkaas oo uu kula kulmi doono madaxda sare ee dowlada maraykanka iyo xildhibaanada aadka uga fagaarayasha qadiyada somaliland sidoo kale wuxuu la kulmi doona ganacsatao maal gashi ku samayn doonta xeebaha iyo badaha somaliland kuwaas oo ay h**e iskugu arkeen shirkii Switzerland πŸ‡¨πŸ‡­ ee madaxweynuhu kaga qayb galay shirka dhaqaalaha aduunka sidoo kale madaxweynuhu wuxuu la kulmi doona jaaliyada dalka maraykanka ee somaliland.

Madaxweynaha jamhuuriyada somaliland Ayaa beesha caalamka kula kulmay magaalada Nairobi wixii faahfaahin ah halkan kala ...
07/08/2026

Madaxweynaha jamhuuriyada somaliland
Ayaa beesha caalamka kula kulmay magaalada Nairobi wixii faahfaahin ah halkan kala soco iyo videoga oo dhamaystiran.

Madaxweyne Cirro oo amray 𝐈𝐧 𝐬𝐒 𝐝𝐞𝐠𝐝𝐞𝐠 𝐚𝐑 π₯𝐨𝐨 𝐬𝐨𝐨 𝐒𝐒𝐛𝐒𝐲𝐨 π’π‘πšπ§ 𝐒𝐲𝐨 π“π¨π›πšπ§ 𝐦𝐒𝐬𝐑𝐒𝐒𝐧𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐊𝐞π₯𝐲𝐨 𝐦𝐚𝐲𝐝𝐑𝐒𝐬𝐭𝐚 𝐚𝐑".Mahadsanid mudan...
03/08/2026

Madaxweyne Cirro oo amray 𝐈𝐧 𝐬𝐒 𝐝𝐞𝐠𝐝𝐞𝐠 𝐚𝐑 π₯𝐨𝐨 𝐬𝐨𝐨 𝐒𝐒𝐛𝐒𝐲𝐨 π’π‘πšπ§ 𝐒𝐲𝐨 π“π¨π›πšπ§ 𝐦𝐒𝐬𝐑𝐒𝐒𝐧𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐊𝐞π₯𝐲𝐨 𝐦𝐚𝐲𝐝𝐑𝐒𝐬𝐭𝐚 𝐚𝐑".

Mahadsanid mudane madaxweyne.

β€œBeri aroornimada waxa magaalada hargeysa si weyn loogu soo dhoweynaya 4 xildhibaan oo Ka soo goostay magaalada laascano...
29/07/2026

β€œBeri aroornimada waxa magaalada hargeysa si weyn loogu soo dhoweynaya 4 xildhibaan oo Ka soo goostay magaalada laascanod”

27/07/2026

Burco-2009

Address

Street
London
UK

Telephone

0634431465

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aroor TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Aroor TV:

Shortcuts

Share

Category