MARKA CADEY MEDIA

MARKA CADEY MEDIA Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from MARKA CADEY MEDIA, Digital creator, London.

Ma ku raacsan tahay hadalka Xasan Cabdi Nuur Geesey “Xazaazi” ee ah in kubadda cagta Soomaaliya aysan lahayn wax mustaqb...
27/09/2026

Ma ku raacsan tahay hadalka Xasan Cabdi Nuur Geesey “Xazaazi” ee ah in kubadda cagta Soomaaliya aysan lahayn wax mustaqbal ah, isla markaana ay tahay waqti-dhumis?

23/09/2026

Madaama aan lasoo daahay Cumar Shaafi jawabtiisa iga rali noqdo, asxaabta share haloo taabto clipkan.😅

🤣🤣
22/09/2026

🤣🤣

Marka Cadey oo sidan noqotay alow na tusi. 🥰💖
15/09/2026

Marka Cadey oo sidan noqotay alow na tusi. 🥰💖

06/09/2026

🚧 Dhismaha Laamiga Isku Xiraya Marka iyo Muqdisho Oo Si Habsami Leh U Socda.

Ma Bilaabi Kartid Cutubka Xiga ee Noloshaada, Haddii aad Weli Dib Akhrineysid Kii H**e. [ Jimca Xilwah ]💖    ❤️🙌🤎🧡
04/09/2026

Ma Bilaabi Kartid Cutubka Xiga ee Noloshaada, Haddii aad Weli Dib Akhrineysid Kii H**e. [ Jimca Xilwah ]💖

❤️🙌🤎🧡

🤣🤣🤣
31/08/2026

🤣🤣🤣

Dhacdadii xalay ka dhacday magaalada Muqdisho waxay ahayd mid muujisay raqiisnimo iyo sharaf-dhac weyn oo soo wajahay qa...
31/08/2026

Dhacdadii xalay ka dhacday magaalada Muqdisho waxay ahayd mid muujisay raqiisnimo iyo sharaf-dhac weyn oo soo wajahay qayb ka mid ah gabdhaha Soomaaliyeed, ka dib markii la arkay gabdho Soomaaliyeed oo safaf dhaadheer ugu jira nin Hindi ah oo dalka u yimid inuu shaqaale ahaan ugu adeego shirkad.

Dhaqanka gabdhahaas oo isugu jiray kuwo barafuun ku buufinaya ninkaas, qaar isku dayaya inay si khasab ah gacanta u qabsadaan balse uu ninkii ka diiday, iyo kuwo si xishood la'aan ah sawirro ula galaya, ayaa gabi ahaanba tirtiray haybaddii iyo qiimihii lagu yaqiinnay gabadha Soomaaliyeed.

Waxay ahayd muuqaal aad looga xumaado oo muujinaya heerka ay gaartay xishood la'aanta iyo is-dulleynta, taas oo dadka Soomaaliyeed ee damiirka leh ku reebtay layaab iyo argagax, maadaama aan waligeed la filan in gabadh Soomaaliyeed ay heerkaas oo kale isugu bah-disho nin shisheeye ah oo dalka u yimid shaqaalle-nimo.

29/08/2026

Si xawli ah ayuu u socdaa dhismaha waddada xeebta ah ee isku xiraysa Muqdisho iyo Marka.

Address

London

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MARKA CADEY MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to MARKA CADEY MEDIA:

Shortcuts

Share