Madalsan Media

Madalsan Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Madalsan Media, Media/News Company, Mogadishu, Banadir.

09/08/2025

U dadaal aakhiro si Illaahey u hagaajiyo adduunkaaga iyo aakhiradaada. Sheekh Cabdixakiin Sheekh Cali Suufi

04/08/2025

Cabdirashiid Janan oo awaamiir iyo digniino dul dhigay ciidanka dowladda ee ku sugan Beled Xaawo.

Puntland oo Safiirka Turkiga ku wareejisay masuuliyadda Markabka MV Sea world ee ay dhowaan Puntland ka qabatay meel u d...
04/08/2025

Puntland oo Safiirka Turkiga ku wareejisay masuuliyadda Markabka MV Sea world ee ay dhowaan Puntland ka qabatay meel u dhow xeebta magaalada Bareeda.

04/08/2025

Ciidamo uu hoggaaminayo Xildhibaan Yaasiin Farey oo saaka xirtay bartamaha Suuqa Siinaay ee magaalada Muqdisho.

04/08/2025

Khudbadda uu hoggaamiyaha SSC-Khaatumo Firdhiye ka jeediyay saxiixa Dastuurka cusub ee Maamulka Waqooyi Bari.

03/08/2025

Afhayeenka Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaran Cabdifitaax Faysal Xuseen oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta dhexe ee Guddiga ayaa ka warbixiyey howlaha diiwaangelinta codbixiyaasha ee ka socda gobolka Banaadir, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo Galmudug.

03/08/2025

Wasiir Cali Xoosh "Waxaan dhaqangelinay Dastuurka cusub ee Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya oo qeyb ka noqoneysa Dowladaha Xubnaha ka ah DFS"

03/08/2025

"Gobolka Sanaag waa in la geeyaa ciidan Xoogga Dalka Soomaaliyeed si ay u ilaaliyaan kheyraadka dadku leeyihiin" Guddoomiyihii h**e ee Baarlamaanka Puntland.

Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la wareegay xarumaha maamulka iyo saldhigga booliska magaalada Beled Xaawo.
30/07/2025

Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la wareegay xarumaha maamulka iyo saldhigga booliska magaalada Beled Xaawo.

28/07/2025

Shirkadda Somali Airlines ayaa soo iibsatay laba diyaaradood, waxaana mar dhow dib u bilaabanaya howliheedii duulimaadka.

23/07/2025

Puntland oo war saxaafadeed ka soo saartay Markabka MV Sea world iyo warqadii dowladda Federaalka Soomaaliya

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war kasoo saartay Markabka Hubka waday ee lagu magacaabo Sea World ee maamulka Puntl...
23/07/2025

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war kasoo saartay Markabka Hubka waday ee lagu magacaabo Sea World ee maamulka Puntland uu ku qabtay xeebaha Gobolka Bari.

Address

Mogadishu
Banadir

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Madalsan Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share