Horseed Media

Horseed Media Horseed Media is a leading independent Somali News organization, providing the latest and analysis

Horseed media is a news and opinion website owned by Horseed Media Ltd. The website was established in 5 April 2008 by a dynamic and intellectual group of Somali Diaspora in Netherlands and Finland.

08/12/2025

''Gaalkacyo guryo la yaqaan ayaa lagu iibiyaa Khamriga''Golaha wakiilada Puntland oo ka dooday Tahriibka iyo Maandooriyaha

“Dhulka danta-guud cid gaar ah lama siiyo qayladda, buuqa iyo qorrax istaagga halla joojiyo, dhulkeenu waa inagu filan y...
08/12/2025

“Dhulka danta-guud cid gaar ah lama siiyo qayladda, buuqa iyo qorrax istaagga halla joojiyo, dhulkeenu waa inagu filan yahay dhammaanteenna”, Ayuu yiri Taliye Aasad Cismaan Cabdullaahi Diyaano.

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa si rasmi ah u dhagax dhigay Dhisme cusub oo loo hirgelin doono taliska

Horay ayaa xildhibaanadu ajandohooda uga saareen qodob la xiriirey la xisaabtanka qaar kamid ah wasaaraddaha qaabilsan a...
08/12/2025

Horay ayaa xildhibaanadu ajandohooda uga saareen qodob la xiriirey la xisaabtanka qaar kamid ah wasaaraddaha qaabilsan arrimaha bulshada oo ay ahayd in su’aalo laga waydiiyo shaqooyinka ay u hayaan shacabka Puntland.

Guddoomiyaha barlamaanka Puntland Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa shir guddoomiye fadhigii 23aad ee kal-fadhiga 57aad oo ay yeesheen xildhibaanada golaha

08/12/2025

Maareeye ku-xigeenka Dekadda Muqdisho Eng. Ismaaciil Siciid Aw-Muse oo ka hadlay dib u casriyeynta lagu sameeyey hawlaha shaqo ee dekedda.

''Waxba ka majiraan in ganacsato la siiyay dhulka Dab-damiska, ilaahay ka cabsada dhulka Soomaaliya waa balaaranyahay, d...
08/12/2025

''Waxba ka majiraan in ganacsato la siiyay dhulka Dab-damiska, ilaahay ka cabsada dhulka Soomaaliya waa balaaranyahay, dhulka idinkaa idinkugu adeegeynaa"Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Gen. Asad Osman Abdullahi

Wasiirka Maaliyada Puntland"Dadku waxay i dhahaan, wasiirku waa bakhayl, lacag ma ogala, shillin ma bixiyo, haddii aanan...
08/12/2025

Wasiirka Maaliyada Puntland"Dadku waxay i dhahaan, wasiirku waa bakhayl, lacag ma ogala, shillin ma bixiyo, haddii aanan sidaas yeelin ma aysan hirgaleen mashaariicdaan dhisme[ Gaalkacyo ] iyo kuwo jidadka, tanbaana dooranay"

08/12/2025

''DCSH Waxaa gaaray dhaawac aan kaso kabasho lahayn,shacabka Puntland waxaa ka yaraaday cabsida argagixisada''Taliye Muumin oo ka hadlay sida ciidamada Puntland u jabiyeen IS

08/12/2025

''Siyaasiga damac kale ayuu huwan yahay,Damaca iyo Caadifada waa inaysan noqon waxaa dadka hogaamiya''MW Deni

08/12/2025

''Dadka Puntland ma aysan filayn in dad ajnabi [DCSH] ah ku dhuuntaan Calmiskaad''MW Deni

07/12/2025

MW Deni oo tacsi u diray dadkii ku dhintay rabshadihi ka dhacay magaalada Borama

07/12/2025

Ciidamada Somaliland ayaa sheegay in dad aan la aqoon oo wata Qoryaha Sniper-ka ay toogteen shacab mudaharaad ka dhigayay magaalada Boorama

07/12/2025

Madaxweyne Deni oo eedayn u jeediyey dhalinyarada Puntland shaqo la’aanta uga tahriibaya.

Address

124 City Road
London
EC1V2NX

Opening Hours

Monday 10am - 7pm

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horseed Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Horseed Media:

Share