Salmaan Asteeye

Salmaan Asteeye Salmaan ismalure, Somali Journalist. publishes indepentdently on Social Media || Breaking News. "hagaajinta bulshada"
(1)

26/12/2025

DEGDEG : Isr**iil oo Somaliland aqoonsatay

15/12/2025

Ka Baro quranka kariimka 🖥📞+252 63 3983985

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa muujiyay "niyad jab" uu kala kulmay dhiggiisa Ukraine Volodymyr Zelensky, isag...
08/12/2025

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa muujiyay "niyad jab" uu kala kulmay dhiggiisa Ukraine Volodymyr Zelensky, isagoo xusay in uusan "akhrin" waxa wadahadallada lagu soo gabagabeeyay ee ku saabsan qorshaha nabadda.

DEGDEG🚨Kremlin-ka ayaa sheegay in Ruushka iyo Mareykanka ay ku guuldareysteen inay gaaraan "heshiis nabadeed" si loo soo...
03/12/2025

DEGDEG🚨Kremlin-ka ayaa sheegay in Ruushka iyo Mareykanka ay ku guuldareysteen inay gaaraan "heshiis nabadeed" si loo soo afjaro dagaalka Ukraine intii lagu jiray kulan dhexmaray Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin iyo ergooyinka Mareykanka Steve Wittkopf iyo Jared Kushner.

DEGDEG🚨Xoghayaha Ciidanka Mareykanka Dan Driscoll ayaa gaaray Abu Dhabi si uu wadahadallo ula yeesho wufuud ka kala soco...
25/11/2025

DEGDEG🚨Xoghayaha Ciidanka Mareykanka Dan Driscoll ayaa gaaray Abu Dhabi si uu wadahadallo ula yeesho wufuud ka kala socota Ruushka iyo Yukrayn, oo uu hoggaaminayo madaxa sirdoonka Yukrayn Kirill Budanov, taasoo qayb ka ah dadaallada Washington ee lagu soo afjarayo dagaalka Yukrayn.

23/11/2025

Farmaajo " askartu nolol adag ayey ku noolyihiin..."😱Xil doon

Trump ayaa yiri: " xisbulaah waxay dhibaato weyn ku tahay lubnaan, waxaanan la shaqeyneynaa Lubnaan iyo wadamada  kale e...
22/11/2025

Trump ayaa yiri: " xisbulaah waxay dhibaato weyn ku tahay lubnaan, waxaanan la shaqeyneynaa Lubnaan iyo wadamada kale ee Bariga Dhexe si aan u gaarno in nabad buuxdaa ka hirgasho gobolka."

Ciidanka Lubnaan, ee ay dawladdu u xilsaartay inay hubka ka dhigaan Xisbullah, ayaa wajahaya cadaadis sii kordhaya oo ka...
21/11/2025

Ciidanka Lubnaan, ee ay dawladdu u xilsaartay inay hubka ka dhigaan Xisbullah, ayaa wajahaya cadaadis sii kordhaya oo ka imanaya Isr**'iil iyo Mareykanka, taasoo keentay in la baajiyo booqasho uu taliyaha ciidanku ku tagi lahaa Washington toddobaadkan, sida laga soo xigtay ilo militari.

Omar cartan oo ku guulaystay garsooraha ugu fiican Africa 🌍
19/11/2025

Omar cartan oo ku guulaystay garsooraha ugu fiican Africa 🌍

DEGDEG🚨Sacuudi Carabiya ayaa kordhinaysa ballanqaadkeedii ahaa inay $600 bilyan ku maalgeliso dhaqaalaha Mareykanka iyag...
19/11/2025

DEGDEG🚨Sacuudi Carabiya ayaa kordhinaysa ballanqaadkeedii ahaa inay $600 bilyan ku maalgeliso dhaqaalaha Mareykanka iyagoo gaadhsiinaya ilaa $1 tiriliyan.

FIIRO GAAR Ah:-
Trump oo khiyaamay dhaxal sugaha sucuudiga maxamed binu salmaan , ka dib markii uu si heer sare ah u soo dhaweeyey ayuu si kaftan ah ugu yidhi hadda $1 tiriliyan maalgalinta saw maaha , ka dib haa ayuu yidhi dhaxal sugaha Sacuudigu.

18/11/2025

DEGDEG🚨Trump ayaa si heer sare ah u soo dhaweeyey dhaxal-sugaha boqortooyadda Sacuudiga , Maxamed Bin Salmaan .

DEGDEG🚨Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ciidamo u diro Venezuela, xitaa iyadoo Madaxweynaha Venezuela Nicolás M...
18/11/2025

DEGDEG🚨Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ciidamo u diro Venezuela, xitaa iyadoo Madaxweynaha Venezuela Nicolás Maduro uu muujinayo rabitaankiisa ah inuu wadahadallo toos ah la yeesho Washington.

Address

London
London

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Salmaan Asteeye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share