DarwiishTV

DarwiishTV Darwiish TV, which presents , educative and entertainment programmes
(3)

31/12/2025

"Puntland wa Fashilmi lahayd hadan Ururka 8-aad Beesha ugaarsaleebaan ilahay ku furan Habeenkii qaraxa Dharjaale"

Dhinashada ugu badan iyo Dgaawaca ugu Badan Dagaalkii Khawaarijta Beesha ugaar saleebaan ayuu Soo Gaaray , Cabdilaahi Yuusuf ilaahay ha u Naxariiste ayaa Horay u yiri Birlabka Majeerteen waa Beesha Ugaar saleebaan .

Waa Geesiyaal Ka dhex muuqda Ciidamada Waa Gaylamayaal Aan Gaban

31/12/2025
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dawladda Waqooyi Bari Mud. Abdirashid Yusuf Jibril Ayaa Hambalyo U Di...
31/12/2025

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dawladda Waqooyi Bari Mud. Abdirashid Yusuf Jibril Ayaa Hambalyo U Diray Shacabka Soomaaliyeed Gaar Ahaana Shacabka Dowladda Waqooyi Bari curashada Sanadka cusub 2026.

31/12/2025

Madaxwaynaha dawladda Waqooyi bari iyo bulshada caasimadda galmudug ee dhuusamareeb .

Wasaaradda Qoyska & Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa ka qayb-gashay tababar lagu xoojinayo hufnaanta, isla-xisaabtanka...
31/12/2025

Wasaaradda Qoyska & Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa ka qayb-gashay tababar lagu xoojinayo hufnaanta, isla-xisaabtanka iyo habsami u socodka maareynta kharashaadka dowladda.

Laascaanood, 31 Dec 2025

Kusimaha Agaasimaha Guud ahna Agaasimaha Horumarinta Xuquuqul Insaanka, Mudane Cabdalle Bashiir, oo uu wehaliyo Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda Wasaaradda, Ismaaciil Cumar, ayaa si rasmi ah uga qayb-galay tababarkan.

Tababarkan ayaa waxaa si wadajir ah u soo agaasimay Xafiiska Xisaabiyaha Guud ee DWBS iyo Wasaaradda Maaliyadda ee DWBS, iyadoo ujeeddadiisu ahayd kor u qaadidda nidaamka maareynta kharashaadka dowladda, isla-xisaabtanka hay’adaha, iyo xoojinta daahfurnaanta shaqooyinka maaliyadeed.

Tababarka waxaa ka qayb-galay Agaasimayaasha Guud iyo Agaasimayaasha Maamulka iyo Maaliyadda ee hay’adaha kala duwan ee dowladda.

31/12/2025

Sanad ka hor Maxamuud shido waxa uu sheegay oo Rumowday

31/12/2025

Xuskii shuhaddadii hawlgalka calmiskaad iyo Guushii ururka 8aad ee ciidamada Puntland oo Degmada kalabayr ka dhacday

31/12/2025

Waxaa guuleystay Somalia &DG waqooyi Bari waxaa warfarxadleh Djabouti oo xadka xidhey cukuse w.goonisatada oo lagasoo caydhiyey WDJabuti, Beelaha Ciise & Samaroon oo loo dhisayo Awdal state oo noqon doona DG7aad.Guul.

31/12/2025
31/12/2025

Mid ka mid ah shacabka degmada Boocame ee Dowlad goboleedka WBS oo dareenkeda ka hadashay

Hamdi yasin

Guud ahaan magaalooyinka iyo deegaannada Dowlad-Goboleedka Waqooyi-Bari Soomaaliya, shalay iyo maanta, waxaa si isku mid...
31/12/2025

Guud ahaan magaalooyinka iyo deegaannada Dowlad-Goboleedka Waqooyi-Bari Soomaaliya, shalay iyo maanta, waxaa si isku mid ah loogu qabtay banaanbaxyo waaweyn oo lagu muujinayey garab-istaag buuxa oo loo fidinayo midnimada, wadajirka iyo madaxbannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Banaanbaxyadan oo si nabad ah u dhacay ayaa ka qabsoomay Laascaanood, Buuhoodle, Xudun, Widhwidh, Taleex, Yagoori, Fiqi-Fuliye, Badhan, Boocame, Awrboogays, Ceegaag, Kalabaydh, Garaad, Hingalool, Dhumay iyo deegaanno kale oo ka tirsan Waqooyi-Bari, halkaas oo shacabka, odayaasha, haweenka, dhalinyarada iyo mas’uuliyiinta kala duwan ay si wadajir ah u muujiyeen mowqif midaysan.

Dadweynuhu waxay hal-cod ku muujiyeen diidmada damaca guracan ee Israa’iil ay isku dayday inay ku farageliso midnimada iyo wadajirka dalka, iyagoo carrabka ku adkeeyey in Soomaaliya tahay dal mid ah, ayna ka go’an tahay difaaca qaranimada, midnimada iyo wadajirka ummadda Soomaaliyeed.

Shirkada Somtel Oo Sanadka Cusub Awgeed Ku Samaysay Qiimo-Dhimis Balaadhan.
31/12/2025

Shirkada Somtel Oo Sanadka Cusub Awgeed Ku Samaysay Qiimo-Dhimis Balaadhan.

Address

317 Crown House
London
NW107PN

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DarwiishTV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to DarwiishTV:

Share

Category