Mustaqbal Media

Mustaqbal Media Shaping a better-informed society by creating, collecting, and distributing reliable news, information, and entertainment. Mustaqbal media consists!

Mustaqbal Media is a Media organisation based in Somali Federal Republic. Digital Media (Website, Facebook, Twitter, YouTube, Instagram, & TikTok) Television & Radio, founded in 2011. Mustaqbal Warbaahin Waxdhista.

Thailand ayaa dhaqaale badan ka heshay Dalxiisayaasha taga Suuqa caanka ah ee Biyaha ku dhexyaalla isla markaana wax lag...
09/05/2026

Thailand ayaa dhaqaale badan ka heshay Dalxiisayaasha taga Suuqa caanka ah ee Biyaha ku dhexyaalla isla markaana wax lagu iibiyo Doomaha

Kenya ayaa Malaayiin Dollar ku bixineysa sidii ay u heli laheyd Nidaamka ay ISL isaga difaacdo Iira'n👉https://shorturl.a...
09/05/2026

Kenya ayaa Malaayiin Dollar ku bixineysa sidii ay u heli laheyd Nidaamka ay ISL isaga difaacdo Iira'n👉https://shorturl.at/6LkyD

DEG-DEG: Ciidamada dowladda ayaa magaalada Muqdisho ku xiray Wariyayaasha kala ah:- Cabdishakuur Maxamed Maxamuud, Maxam...
08/05/2026

DEG-DEG: Ciidamada dowladda ayaa magaalada Muqdisho ku xiray Wariyayaasha kala ah:- Cabdishakuur Maxamed Maxamuud, Maxamed Ibraahim Bulbul iyo Cabdixafiid Nuur Barre.

Lama oga sababta rasmiga ee loo xiray wariyaasha oo ka howlgala magaalada Muqdisho.

Turkiga ayaa diiday eedeymaha sheegaya inuu yahay gumeystaha cusub ee Soomaaliya, isagoo tilmaamay in xiriirka labada da...
08/05/2026

Turkiga ayaa diiday eedeymaha sheegaya inuu yahay gumeystaha cusub ee Soomaaliya, isagoo tilmaamay in xiriirka labada dal ku saleysan yahay Dan wadaag.

Cemalettin Kani Torun, oo ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Turkiga ayaa caddeeyay in ay markasta ixtiraamayaan Midnimada iyo madaxbannaanid Soomaaliya.

MW Xasan Sheekh ayaa ku sugan dalka Jabuuti, isagoo ka qeyb galaya caleema saarka dhigiisa wadankaasi, Ismaaciil Cumar G...
08/05/2026

MW Xasan Sheekh ayaa ku sugan dalka Jabuuti, isagoo ka qeyb galaya caleema saarka dhigiisa wadankaasi, Ismaaciil Cumar Geelle oo la doortay markii 6-aad.

Cudurka cusub ee Hantavirus ayaa lagu arkay Gudaha Isra!*l Xanuunkan halista ah ayaa sababi kara dhimasho, qofkii ugu ho...
08/05/2026

Cudurka cusub ee Hantavirus ayaa lagu arkay Gudaha Isra!*l

Xanuunkan halista ah ayaa sababi kara dhimasho, qofkii ugu horreeyay wuxuu u geeriyooday bishii h**e ee April, xilli uu la socday Markab marayay badweynta Atlantic.

Cudurkan waxaa laga qaadi karaa
Jiirka, Saxarada ama Kaadida, wuxuuna
sababi karaa qandho, madax-xanuun, murqo-xanuun iyo mararka qaar wuxuu dhibaato halis ah u geysan karaa sambabada ama kelyaha.

Sidoo kale, Boqortooyada UK ayaa diiwaan galisay kiiskii saddexaad ee cudurka Hantavirus ah.

08/05/2026

Sacuudiga & Kuwayt oo Maraykanka dib ugu fasaxay isticmaalka Hawadooda.

Waxa uu ka hor yimid magacaabistii ay sameysay dowladda dhexe, waxa uu diidaday in uu qabto doorashadii uu ogalaaday, ka...
08/05/2026

Waxa uu ka hor yimid magacaabistii ay sameysay dowladda dhexe, waxa uu diidaday in uu qabto doorashadii uu ogalaaday, ka dib waxa uu isku doortay Baydhabo ugu dambeyn wuu isaga baxsaday.

Hadda MW Galmudug waxa uu ka hor yimid magacaabistii dowladda dhexe, isaga oo magacaabay Taliyaha Booliska ee maamulkaas, haddaba miyuu Qoorqoor cagta saaray waddadii uu horay u qaaday Laftagareen?

Wasiirka Adeegga Dadweynaha ee Kenya, Geoffrey Ruku oo tagay xafiisyada Dadweynaha loogu adeegyo & kan maamulka Gaarisa ...
08/05/2026

Wasiirka Adeegga Dadweynaha ee Kenya, Geoffrey Ruku oo tagay xafiisyada Dadweynaha loogu adeegyo & kan maamulka Gaarisa ayaa soo arkay goobo maran oo aan shaqaale joojin

08/05/2026

Wasiir Ayuub Ismaaciil: Mashruuca Dadka guryaha loogu dhisayo waa 12 kun oo guri oo ay ka faa'iidaysanayaan Dad ku dhaw 80 kun oo qof balse waxaa wajiga 1aad ah 6 kun oo guri

Address

105 Mayes Road
London
N226UP

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mustaqbal Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mustaqbal Media:

Share