Bogga wararka ee Shabakada Sagalnews

Bogga wararka ee Shabakada Sagalnews Boggan waxa aad ka heli doontaa wararkii dunida iyo soomaalida oo xaqiiqo ah

26/12/2024

’awalayGenocide

22/05/2023
Waxaan canbaaraynayaa xadhiga loo geystay saxafiyadda caanka ah, ee Bushaaro Cali Maxamed Diiriye, oo ku magac dheer (Bu...
22/05/2023

Waxaan canbaaraynayaa xadhiga loo geystay saxafiyadda caanka ah, ee Bushaaro Cali Maxamed Diiriye, oo ku magac dheer (Bushaaro Cali Baande). Suxufiyad Bushaaro, waxaa xabsiga loo taxaabay, iyada oo aan xadhigeeda loo marin dariiq sharci (waaran la'aan ama ogolaansho la'aan maxkamadeed). Waxaanay haatan la'dahay xoriyadeedii iyo xuquuqdeedii muwaadinimo muddo dhan hal usbuuc.

Hab-dhaqankani wuxuu ka markhaati kacayaa, sida ay xukuumaddu ugu xadgudbayso xuquuqda iyo xoriyaadka aasaasiga ah ee muwaadiniinta, gaar ahaan saxaafadda madaxa banaan. Mana aha markii ugu horaysay ee dad suxufiyiin ah lagu xidho aragtidooda xorta ah, balse waa mid ay dawladda madaxweyne Muuse caadeysatay, isla markaana curfi ka dhigatay.

Cabudhin, cagajugleyn, ka cad-goosi iyo cadaalad darro waa cuduradii iyo calaamadihii ay ummadani ka soo dagaalantay. Mana aha mid cidna laga aqbali karo horeyso iyo dambayso.
Sidaa darteed, waxaan ugu baaqayaa xukuumadda in sida ugu dhakhsaha badan, xoriyadeeda loogu soo celiyo suxufidda.
Maxamuud Xaashi

07/12/2022
07/12/2022
Jidka isku Xidha Hargeysa, Wajaale iyo Boorama. Films
25/11/2022

Jidka isku Xidha Hargeysa, Wajaale iyo Boorama.
Films

Address

16 Baroque Court Prince Regent Road
London
TW31QQ

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bogga wararka ee Shabakada Sagalnews posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bogga wararka ee Shabakada Sagalnews:

Shortcuts

Share