RTN Somali TV

RTN Somali TV Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from RTN Somali TV, Media/News Company, 9 Gloucester Road, London.

RTN Somali TV the first Somali station with FHD broadcasting Somali themed programmes, news on free to air basis on digital signal distributors or Satellite, RTN Somali TV is broadcasting Corporation is non Governmental media group (Television & Internet)

30/03/2026

Daaci Salma oo ku guulaysatay Daaci 2026, iyadda oo la gudoonsiiyay 20k oo dollar.

30/03/2026

DEG DEG: RW Xamse oo weerar afka ah ku qaaday MW Abdiaziiz Laftagareen iyo doorashaddii ka dhacay.

30/03/2026

"Xiligan dunidu is xoogayso, waxa aan ubaahanahay midnimo, inaan ka baxno gobolaysi iyo siyaasada ku dhisan danaysiga " RW Xamse Cabdi Bare.

30/03/2026

"Siyaasada inaan Jano ku galo ayaan rabaa, dad baddan arinkaas way ku wareersan yihiin, dadkaaas waxay ubaahan yihiin inay Islamka fahmaan" RW Xamse.

30/03/2026

Halabuuraha fikrada daaci 2026 oo faahfaahin ka bixiyay ahmiyada iyo sababaha keenay.

30/03/2026

Sh. Cumar " Baraamijka daaci waa fursad dhalinyaradda ku dhiiragalinaysa inay ka shaqeeyaan wannaaga"

30/03/2026

DEG DEG: RW Xamse oo caawa ka qaybgalaya xaflada abaalmarinta Daaci oo la filayo inuu ka hadlo xaalada dalka gaar ahaan Koonfurgalbeed.

 : Madaxweynihii h**e Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, go’aanka taariikhiga ah ee uu maanta qaatay wuxuu baal daha...
30/03/2026

: Madaxweynihii h**e Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, go’aanka taariikhiga ah ee uu maanta qaatay wuxuu baal dahab ah ka geli doonaa taariikhda Dowladnimo maamuulka Koonfur Galbeed, tanaasulkiisu wuxuu horseeday nabad, xasillooni iyo midnimo ay ku naaloodaan shacabka Koonfur Galbeed, isagoo muujiyey hoggaan u damqada daryeelka iyo maslaxadda shacabka.”

30/03/2026

WARKA CAAWA RTN TV | 30-03-2026

DEG-DEG: Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa si rasmi ah uga dhawaaqay inuu iska...
30/03/2026

DEG-DEG: Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa si rasmi ah uga dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu hayay, sida uu ku sheegay qoraal kooban oo uu ku daabacay boggiisa.

30/03/2026

QODOBADA WARKA CAAWA RTN TV | 30-03-2026

30/03/2026

DEG DEG: Aadan Madoobe oo ka hadlay Xaalada Koonfur Galbeed

Address

9 Gloucester Road
London
N176DG

Website

http://www.rtnsomalitv.net/

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when RTN Somali TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to RTN Somali TV:

Share

RTN TV is a Somali news-based pay Television Channel

RTN SOMALI TV one of the leading Somali Television stations around the World, The TV headquarters located Nairobi-KENYA, RTN Somali TV has also Offices in Mogadishu, Hargeisa and Jigjiga in Ethiopia