VOF News

VOF News Halkani waa bogga rasmiga ah ee TVga VOF NEWS ee magaalada muqdisho. This is the official Page
(1)

17/09/2026

Boondheere:- Ganacsato iyo Dallaaliin xoog ku qaadanaya Dhulal sharciyeysan oo ay leeyihiin Saraakiil h**e iyo dad shacab ah.

16/09/2026

Subxaanallah:- Roba rasi leh reyna leh.

16/09/2026

Muqdisho Intaas oo dhisme ama gadiid midkasta waxaa laga qaadaa dhowr lacagood oo dhowr magac iskugu jira. !

16/09/2026

Duulimaadyo caalami ah oo u baaqday Roobabka Kasocda Muqdisho.

Roobkii xalay ilaa saakay ka Da'ayay Muqdisho ayaa sababay unaqday baaqashada qaar ka mid ah duulimaadyada caalamiga ah, oo ay ku jirto Turkish Airlines. Sidoo kale, waxaa baaqday fadhigii labada gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Jidadka oo liita, biyo-mareenno ku filan oo aan jirin iyo waddooyinka Interlock-ga ah ayaa xaaladda sii adkeeyay, iyadoo biyo badan ay ku fariisteen waddooyinka magaalada, taas oo caqabad ku noqotay isu socodka gaadiidka iyo dadka.

16/09/2026

ROOBKA MUQDISHO KA DA'AYO OO XIRAY WADOOYINKA GAROONKA AADAN CADDE LOOMARAAYAY IYO DANYARTA OO DHIBAATO ....!

Roobkii xalay ilaa saakay ka da’ayay Muqdisho ayaa sabab unaqday inay xirmaan 2laba waddo oo laga galo Airport-ka, iyadoo waddada Jaayga ay noqotay waddada keliya ee hadda laga geli karo garoonka diyaaradaha Ee Muqdisho.
Dhanka kale dadkii laga barakaciyay guryahooda muqdisho ayaa xaalad adag ku wajahaaya guryahii laga dumiyay ee dhex seexanaayeen ama ee ku sugnaayen, halka kuwa kale daruuf adag ku heysato daafaha magaalada.

Deg Deg : Wararka ka imaanaaya caasimada muqdisho waxey sheegayaan in 50 muwaadiniin Soomaali ah oo dowladda dalka Turki...
15/09/2026

Deg Deg : Wararka ka imaanaaya caasimada muqdisho waxey sheegayaan in 50 muwaadiniin Soomaali ah oo dowladda dalka Turkiga kasoo tarxiishay dalkeeda laga soo dajiyay garoonka Aden Cadde.

15/09/2026

Ganacsatada Dhulboobka kawada Boondheere oo wajahidoona maxkamadaha sare ee dalka,
Dadka shacabka ayaa laweydiistay cadad lacageed oo dhan 30,000$

15/09/2026

Taliska Booliska G/baniir oo h**e uga digay in muwaadiniinta guryahooda laga soosaaro kadib muuqaalo qaldan laga duubo,
Askariga waa inuu Xuquuqda muwaadinka iyo sharcigaba ilaaliyaa.

Burburinta iyo Cabsida Caawa ka Jirta Aljantiin.Muuqaalada ka imaanaayo Xaafada Arjentiin ayaa sheegayo in shacabka lagu...
14/09/2026

Burburinta iyo Cabsida Caawa ka Jirta Aljantiin.
Muuqaalada ka imaanaayo Xaafada Arjentiin ayaa sheegayo in shacabka lagu amray inay ka guuraan xaafadahooda.
Sidaa xogta ku heleyno fulinta howlgalkan waxa wata Saraakiil katirsan Ciidanka madaxtooyada ee 77 iyo iyo boolis ah,
Inkasto wali la ogeyn ganacsadaha tooska loosiiyey, dhawaan filo magacyada kooxaha....

14/09/2026

Baladweyne waxaay u muuqataa mid aan doorasho lagu qaban doonin.

Beesha Xawaadlle hub waxee haayeen Banaan ayay keneen .

Address

11 Frederica Court 35 Trinity Rise
London
SW22BF

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when VOF News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share