Juusto Media

Juusto Media Sheeko, taariikh iyo maaweelo.

27/09/2026

Shaqaalaha dalkeennu xuuuqdooda ma helaan?

26/09/2026

Haddii aadan shirkadaha ku qancin karin in aad lacag la’aan ugu shaqeyso, sideed berri ugu qancin kartaa in ay mushaar ku siiyaan?

23/09/2026

Intaan muhiim ayay kuu tahay marka aad shaqo dalbanee!

Ganacsade Mahad Cumar Cabdi ( Mahad Libaax)

22/09/2026

Faraska Madow ayaa ku guulaystay abaalmarinta Best Comedian.

Ma aamminsan tahay in uu u qalmo?

Shirkadda barafuunnada iyo udugga ee Wara Fragrances ayaa lagu maamuusay xafladda Somali Social Media Awards oo caawa ma...
22/09/2026

Shirkadda barafuunnada iyo udugga ee Wara Fragrances ayaa lagu maamuusay xafladda Somali Social Media Awards oo caawa magaalada Muqdisho ka dhacday. Waxaa shirkadda looga mahadceliyay kaalinta ay ka qaadatay dhiirrigelinta halabuurka dhallinyarada Soomaaliyeed.

22/09/2026

Labadii nin ee qurbaha ka yimid iyo odayaashii ganacsatada ahaa maxaa ka la qabsaday!

Barnaamijkaan oo halkudhiggiisu ahaa ‘ Sidee feker kaa dhex guuxaa loogu beddelaa ganacsi dhab ah oo shaqeeya’ waxaa marti noogu ahaa ganacsade Mahad Cumar Cabdi, waxaadna caawa ka daawan kartaan shaashadda Youtube-ka Juusto Show.

21/09/2026

Weriye Nimco Samriye oo lagu soodhoweeyay magaaladii ay ku dhalatay ee Muqdisho.

21/09/2026

Guuldarradu k**a timaado waxa kugu dhacay!

Dr Cabdinuur.

Ganacsade Mahad Cumar Cabdi wuxuu aasaasay shirkado waaweyn oo ay ka howlgalaan boqolaal shaqaale ah. Juusto Media waxay...
19/09/2026

Ganacsade Mahad Cumar Cabdi wuxuu aasaasay shirkado waaweyn oo ay ka howlgalaan boqolaal shaqaale ah. Juusto Media waxay maalinta berri ah oo ay taariikhdu tahay 20 Septemper qabanaysaa madal uu ganacsaduhu bulshada ku la wadaagi doono sida fikrad kaa dhex guuxaysa loogu beddelo ganacsi dhab ah oo shaqeeya. Waqtiga uu kulanku billaabanayo waa 9:00 subaxnimo.

Haddii aad danaynayso in aad naga la soo qeybgasho iska diiwaangeli Whatsapp-ka lambarka hoose:

0610412360

15/09/2026

Waxaan rabay in aan xarigjar cusub u sameeyo dukaankayga oo aan adeeg cusub u keenay”

Gacalo Maxamuud Yuusuf oo ka mid ah ganacsatadii uu dabkii xalay baabi’iyay ganacsiyadooda.

Address

London

Telephone

+252618261883

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Juusto Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Juusto Media:

Shortcuts

Share