Faaqidaadda siyaasadda somalia

Faaqidaadda siyaasadda somalia Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Faaqidaadda siyaasadda somalia, Media Agency, London.

16/09/2026

iyo kee uqalma caasimadda 🇸🇴👇 gareeya

"Lacagtii Daawada Kansarka Ayaa Loo Waayay..:Ilmahan yar oo Laascanod ku dhashay, la soo mariyay Garoowe, Muqdosho iyo J...
08/09/2026

"Lacagtii Daawada Kansarka Ayaa Loo Waayay..:

Ilmahan yar oo Laascanod ku dhashay, la soo mariyay Garoowe, Muqdosho iyo Jigjiga ayaa hada ku go'donsan AdisAbaba. Wajigiisa hilib Kilooyo ah ayaa fuullay. Indhaha mid kamid ah ayuu beellay.

Waxaa loo qoray daawo kansar ah oo lix bilood soconaysa. Kun Dolar ayaa ku baxaysa. Siddoo kale in la gubo Kansarka ayaa la rabay. Laaakin lacagtii dawada looma hayo. Isagoo Aabaha wada murugsan oo raadinaya nool lagu celiyo ayaan galabta baajinay.

Boqol kun unbaa hada loo helay.
Qof walbow wixii karaankaga dir. Ilmahan musaafarka lacag lixdas bilood lagu daweeyo aynu uruurino. Waxyar oo aad dirtay ayaa naftiisa bad-baadin kara.

Wiilka waalidkiisa: EBIR: 0959514907
Magaca: Saallax Xaaji Mahdi.

Telesom: 4910480
Saalax Xaaji Mahdi

Golis: 6824544
Saalax Xaaji Mahdi

EVC: +252617496441
Magaca: Axmed Haajir

Farintan oo aad faafiso waxba kuma yeellayso, ilamaha yar ayay se naftiisa bad-baadin kartaa. Ha noqon bakhayl, Soomalida gaadhsii.

07/09/2026

Somali Galbeed Iimay cabayaan 😭👇madaxdoodii 5 kun dolar bay kuqadeeyaan baabuurkooduna waa 40 kun dolar gareeya

Turkigu markuu arkay in dalkani lahayn mas'uuliyiin daacad u ah oo wadaniyiin ah weliba dawladnimo doonayn una diyaar sa...
07/09/2026

Turkigu markuu arkay in dalkani lahayn mas'uuliyiin daacad u ah oo wadaniyiin ah weliba dawladnimo doonayn una diyaar sanayn ayuu boobay hantidii somalida oo hub isugu dhiibay 36 sano ayaan ku jirnaa hal jabtar oo aan naqaan natiijadiisa xitaa waan xifdinay oo yar iyo weyn kor ayaan ka naqaan.

Diyaaradihii Casriga ahaa iyo Duuliyayaashii mucjisada ahaa ee somalia laguna jabiyay cadawgii itoobiya ciidanka somalia...
07/09/2026

Diyaaradihii Casriga ahaa iyo Duuliyayaashii mucjisada ahaa ee somalia laguna jabiyay cadawgii itoobiya ciidanka somalia halyeeyo Dhiiran ayuu ahaa Africa wadanka looyaqaan libaaxa Africa ayaan ahayn🇸🇴 Somaali Galbeedna waa laxoreeyay ciidankii somalia waxay dhaafeen Harar ayagoo Diridhaba dhaafay 👇

malaga yaabaa inay somali dib uheshiiso cadawgeedana iska dhiciso sidii h**e

07/09/2026

khayrka Duco muhiima oo janada kugaynaysa 👇 share garee

07/09/2026

😭 Galbeed Guumaysi xun bay kujirtaa waa in laxoreeyo itoobiya ayadaanba maanta awood lahayn gareeya

06/09/2026

khayrka safar dheer kadib iyo rumaynta Riyada

Somaliyada cusub 🇸🇴❤️
06/09/2026

Somaliyada cusub 🇸🇴❤️

06/09/2026

Dowldda inay kagoosato somalia makula talin lahayd 👇fikirkaaga gareeya

Address

London

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faaqidaadda siyaasadda somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category