Iftin News

Iftin News Kusoodhawa Warfideenka Iftin Media News

Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL
14/09/2024

Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL

Madaxweyne Muuse Biixi iyo Musharrax Cabdiraxmaan Cirro oo maanta wada qaatey shahaadada Musharraxnimo ee doorashada Mad...
14/09/2024

Madaxweyne Muuse Biixi iyo Musharrax Cabdiraxmaan Cirro oo maanta wada qaatey shahaadada Musharraxnimo ee doorashada Madaxtooyada.

Komishanka Doorashooyinka oo shahaadada musharraxnimo guddoonsiiyey Lixda musharax ee xisbiyada qaranka Somaliland
14/09/2024

Komishanka Doorashooyinka oo shahaadada musharraxnimo guddoonsiiyey Lixda musharax ee xisbiyada qaranka Somaliland

13/09/2024

Heshiiska Isbahaysiga iyo Iskaashiga ah ee Xisbiga WADDANI iyo Urur siyaasadeedka KAAH, waxa uu fursad siinayaa shacabka reer Somaliland ee isbeddel doonka ah, go’aankuna waxa uu noqon doonnaa in shacabkii Somaliland oo isbedddel doonku ay metalayaan iyo Xisbiga KULMIYE keligii ay tartami doonaan.

Meherkii ugu jabnaa oo manta ka dhacay Ijtimaaca ka socda Duleedka Bari ee Magaalada Hargeysa.Waxa meherkani uu ahaa 200...
13/09/2024

Meherkii ugu jabnaa oo manta ka dhacay Ijtimaaca ka socda Duleedka Bari ee Magaalada Hargeysa.

Waxa meherkani uu ahaa 200$ (laba Boqol dollar) iyadoona qoyskaasi cusub aad looga duceeyay ijtimaaca.

Waxa sidoo kale ka dhacay Ijtimaaca 4 meher oo kale oo iyana lagu kala meheriyaya.

1.Meherkii 1aad $500 dollar
2.meherkii 2aad 50grm dahaba
3.meherkii 3aad $2500 dollar
4.meherkii 4aad $3000 dollar

Waxaana meheriyay Dhamaan Qaariga Wayn Sh.cabdirashiid cali suufi

Lixda Musharrax ee Doorashada Madaxtooyada Somaliland oo berri la guddoon siin doono shahaadada Musharraxnimo.Musharrixi...
13/09/2024

Lixda Musharrax ee Doorashada Madaxtooyada Somaliland oo berri la guddoon siin doono shahaadada Musharraxnimo.

Musharrixiinta Xisbiga KULMIYE:

1- Muuse Biixi Cabdi, Musharraxa Madaxweyne.
2- Maxamuud Xasan Sacad, Musharraxa Madaxweyne kuxigeenka.

Musharrixiinta Xisbiga UCID:

1-Faysal Cali Xuseen, Musharraxa Madaxweyne.
2- Cabdirashiid Ducaale Diiriye, Musharraxa Madaxweyne kuxigeenka.

Musharrixiinta xisbiga WADDANI:

1- Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi, Musharraxa Madaxweyne.
2- Maxamed Cali Aw Cabdi, Musharraxa Madaxweyne kuxigeenka.
Xigasho KF Media TV

Address

London

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Iftin News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share