14/11/2025
Alle How Naxariistii Waxaa Magalada Garowe Ku Geeriyoday Aabe Adan Xasan oo kunaala Garowe ,Qoyska Oo aha Qoy Danyara Nolasha Ay Ku Tiirsanayd Aabe Adan Iyo Wiilkiisa Khalid ,Dhawaan ayay Ahyd Markii aan soo Bandhignay Khalid oo Codsanaya In Uu Hello Waxbrasho Alle Haka Abaal Mariye Waxaa Wax Barashadiisa Dusha Uridatay Gabar Soomaliyed Oo Kunool Qurbaha ,Hadaba Bulshada Somaliyed Waxaa Markale Xasuusinaya In Qoyska Ubahan Yihiin Garab Istaag . Fadlan Wixii aad ku Tageeri Katirsan Ugu Hagaaji Nambarka 4305060