Abwaan Camaari

Abwaan Camaari Abwaan Camaari is a Somali winner award poeter and social activist🇸🇴 Abdikarim Hassan Mohamed
(6)

04/12/2025

Qiimo-dhimista waxay ku egtahay 5-ta bisha — ka faa’iideysta inta ay socoto!
Waxaan bixinaa Talo-bixin, Jadwal Cunto (Diet Plan) Free ah qof kasta oo doonaya miisaan dhimis, miisaan kordhin, ama daryeel caafimaad guud.

📍 Xarunta: Isgoyska KM4, Dabaqa Farah Ugaas Mall, Qeybta 1aad
📲 Call/WhatsApp: +252 614 055054

Qiimo dhimis Gaar Ah!Waxaan idiin sameysay  qiimo dhimis khaas ah oo soconeysa ilaa 5-ta bisha, anagoo ugu dabbaaldegayn...
04/12/2025

Qiimo dhimis Gaar Ah!

Waxaan idiin sameysay qiimo dhimis khaas ah oo soconeysa ilaa 5-ta bisha, anagoo ugu dabbaaldegayna xarig-jarka xarunta cusub.
Ka faa’iidayso products-ka miisaan dhimis, miisaan kordhin, iyo daryeelka guud ee caafimaadka.

📍Xarunta: isgoyska Km4, Dabaqa faarax ugaas mall , Qeybta 1aad.
📲 Call/WhatsApp: +252 614 055054

29/11/2025

Kala xiriir qoraaga buugga Abwaan shiine whatspp: +252613046304.

28/11/2025

Askarigaan Gabadha wuu dili gaaray bal ila arag Dagaalka dhex maray

25/11/2025

Waa free ka faa ideyso qalliimada Burooyinka dhuunta oo lacag la an ah aya kasocda samakaal hospital
kala xiriir 0617699929

Asxaabta Sharafta leh aan u codayno *Xisbiga Saab* si uu golaha deegaanka degmada Howlwadaag noogu soo baxo *Mr. Sadaq A...
23/11/2025

Asxaabta Sharafta leh aan u codayno *Xisbiga Saab* si uu golaha deegaanka degmada Howlwadaag noogu soo baxo *Mr. Sadaq Abdulkadir Farbuur* waa shaqsi karti & daacadnimo lagu yaqaano si aan uga baxno wareerka aan doorano dadka aan daacadnimada kutuhmayno

Saab
#27 Liiska Xisbiga uu uga jiro
xisbiga waa Saab & dhiil

Nuurdaar Xasan waa Musharrax golaha deegaanka Degmada Deyniile  waa howlkar amniga Degmada qeyb weyn ka qaatay ku doonoA...
21/11/2025

Nuurdaar Xasan waa Musharrax golaha deegaanka Degmada Deyniile waa howlkar amniga Degmada qeyb weyn ka qaatay ku doono
Aqoon
Caddaalad
iyo
Sinnaan

11/11/2025

Saxaro iyo kaadi lagu daadinayo Garoonka aaden cadde Dhexdisa AQ iyo shaqaalaha laga soo eryay maanta

09/11/2025

Kala Xiriir +252639108702 *+252638144321*

08/11/2025

Subxaanallaah waa musiibadii ugu weyneed ee aan arko iyo Naxdintii Sorry Alle hakuu naxariisto adeer Wey Gubeen

Garyaqaaan Kusoo dhawaaw Waddankaaga aad Xorta ku tahay 🫡
07/11/2025

Garyaqaaan Kusoo dhawaaw Waddankaaga aad Xorta ku tahay 🫡

Address

London
E50QR

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abwaan Camaari posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abwaan Camaari:

Share