Hajji

Directions Website

Hajji Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hajji, Digital creator, London.

30/04/2025
Heesaha anshaxaysan  ee fanaaniinta soomaaliyeed  rag iyo dumarba waxay si maldahan inoogu sheegeen inta aan qolalka mug...
11/04/2025

Heesaha anshaxaysan ee fanaaniinta soomaaliyeed rag iyo dumarba waxay si maldahan inoogu sheegeen inta aan qolalka mugdiga iyo telephonada xabeebta leh aanu isugu sheegno.

Nimco yaasiin waxay tiri.
Dabiib meesha iigu daran wallow ay durugsantahay.

Saynab cige iyana leh.
Hoos udhaadhac waxaad helin caws harag lasaaraye.

Jaango ayaa isna yiri.
Haliiliijin warankaas kalikaysan xididada.

Xalimo gobaad waxay tiri
Xareed kawaraabi.

Iqra yaray.
Igu dhufo hurdada iga toosi

Hani uk waxay iyana tiri
Ku hay meezhaan la rabo.

Cumar dhule isna yiri
Cambaruudka naasahaa
Waxba hayga celinini
Shafka igu cam cami.

Ahmed rasta isna wa kii lahaa
Markad luqunta qade
Igu qabato naasaha
Ayunbaa qaboobaa.

Ruux aana garanayn baayiri isna
Naasaha guntoodiyo
gaadada Salaax iri.

Midkala lahaa
Anoo naaska gulucda leh
Farahaygu gaarin.

Magool wa iyadii lahayd
Dhabtuu jacaylku yaalaa

Shadiyo wa iyadii lahayd
Waxaan ragii uga dhaartaybaan
Adiga ku dhiibayaa.
Igu qaboo dhabtaada isaar.

Cigaal iyo khadrana wa iyagi inagu madadaaliyey
Shafka kaalay igu qabo.

C.qaadir sanka wa isna isagii laha.
Bushumaha dibnaha dhab ma isku siinaa, Dhaxani hayna dayseee

ku dari adigu ? 😁

Loyalty is most important in between both of the partner. Loyalty is very expensive that not everyone else have. 🖤
09/11/2024

Loyalty is most important in between both of the partner. Loyalty is very expensive that not everyone else have. 🖤

Address

London

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hajji posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share