Baraarug Media

18/12/2025

Alxanka (Laxaamada) Iyo Cadceed Madoobaadku Khatarta ay indhaha ku keeni karaan Dr.Shiine

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.Waxaanu tacsi tiiraanyo leh u dirayna Dr.Shiine oo aabihii  maanta ku geeriyood...
17/12/2025

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.

Waxaanu tacsi tiiraanyo leh u dirayna Dr.Shiine oo aabihii maanta ku geeriyooday magaalada Hargeysa, waxaana marxuumka alle uga baryaynaa in u u dambi dhaafo, qabriga u waasiciyo, kitaabka, Rabbi midigta ka siiyo, janatul fardawsa geeyo, ilaahey (SWT) haka dhigo Marti la jecel yahay. su'aasha llaahay Ha U fududeeyo. Qoyskii iyo ehelkii uu ka baxay illaahay samir iyo iimaan ha ka siiyo.

Marxuumka ayaa lagu aasaya xabaalaha Halaya, waxaana salaada Makhrib lagaga tukanaya Masjidka Tabliiqinta ee magaalada Hargeysa.

15/12/2025

Tafsiir Casharkii 75aad Qaybtii 2aad Suuratu Nisaa Aayadda 60--70 Sh Maxamed Cali Jaamac

15/12/2025

Tafsiir Casharkii 75aad Qaybtii 1aad Suuratu Nisaa Aayadda 60--70 Sh Maxamed Cali Jaamac

15/12/2025

Geerida Xusuusnow Sheekh Mustafe

15/12/2025

Xishoodku waa qayb kamida iimaanka Dr.Sh.Cali Maxamed Saalax

14/12/2025

Tafsiir Casharkii 74aad Qaybtii 2aad Suuratu Nisaa Aayadda 53--59 Sh Maxamed Cali Jaamac

14/12/2025

Tafsiir Casharkii 74aad Qaybtii 1aad Suuratu Nisaa Aayadda 53--59 Sh Maxamed Cali Jaamac

12/12/2025

Qisadii dhexmartay Nebiga (ﷺ) iyo Saxaabigii Rabiica (RC) Sh.Xasan Sh.Cali Warsame

12/12/2025

Waynu Danbaabnaye Hala Toobad Keeno Madax Iyo Shacabba ll Sh Dr Axmed Iid

12/12/2025

Ragow Dumarka xaqooda siiya Sheekh Umal

12/12/2025

Dhibaatada Haysata Soomali Waa Qabyaalad Sheekh Dirir

Address

106 Plashet Road
London
E130QS

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baraarug Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Baraarug Media:

Share