Kasmo TV

Kasmo TV Kasmo TV,waa warbaahinta madax banaan oo ka hadasha dhacdooyinka Somaalida oo dhan

26/07/2026

Soo dhaweeynti Musharax Hogaamiyaha Galamudug Liibaan Axmed Xasan ee degmada Ceeldheer

25/07/2026

Wafdi hordhsc u ah Liibaan Axmed Xasan oo gaaray Degmada Ceeldheer.

24/06/2026

Waxaa lagu eedeeyay Dhaxal dartiis in ay u Dileen Adeerkood Kasmo TV

07/06/2026

Ciidankii & Hubkii Mucaaradka oo Cadoow Uul la geeyay.

Ninka Ragga ah waa mid lagu baxsado maalin ay xun tahayGeneral Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare oo xilal kala duwan kasoo q...
06/06/2026

Ninka Ragga ah waa mid lagu baxsado maalin ay xun tahay

General Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare oo xilal kala duwan kasoo qabtay Dowladahii dalka soo maray ayaa kaalin miisaan leh ka qaatay Badbaadinta Qaranka,waxaana uu maalmahii deganaanshiyo la’aanta caasimada u muujiyay Madaxweynaha Qaranka Garab istaag dhab.

Madaxweyne Xasan sheikh waa in uu gartaa ninka maalinka ay xun tahay garabkiisa ah iyo midka maalmaha qarar ka dhuunta marka ay wanaagsan tahay la jira.

21/05/2026

Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka ee ku sugan Degmada Xarardheere oo ku guuleeystay in Heshiis laga gaaro Khilaaf ka dhashay Diyo oo laba beelood u dhaxeeysay

19/05/2026

Qalbi-dhagax''Fahad Yaasiin waa beenloow waligiisna lacag iima soo dirin''

15/05/2026

Taliska Qeybta 1-aad kumaandooska Gorgor XDS gaar ahaan Taliyaha isku xirka Shacabka iyo Ciidanka Qeybta Gorgor Cabdi Xasan ayaa ka warbixiyay burburka ka muuqda buundada Awdheegle

09/05/2026

"Anigoo wasiir ah oo joogo Beydhabo ayuu isoo weeraray Shiikh Shariif"

Madaxweyne Cali Cosoble.

09/05/2026

La-taliyaha Madaxweyne Xasan Shiikh Daahir Gal-Libaax
"Nimanka xalane ku jiro ee dhahaayo hala Banaabaxo yaan lagu sirmin"

Address

44 HOLCROFT
London
SW112SG

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kasmo TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category