17/11/2025
la shaaciye 18da November 1950 oo lagu sheegay in cuqaal, waxagarad iyo culumo ka tirsan qaar ka mid ah beelaha Soomaaliyeed in ay ku biireen xisbiga Unione Africani Somalia (Xisbiga Midowga Afrika ee Soomaaliya).
Magacyada cuqaasha, waxagaradka iyo culumada ku xusan war-saxaafadeedka waxaay ahaayeen:
1. Reer Xamar Iskaashato (Nabadoon Maye Cismaan)
2. Reer Xamar Bandhaboow (Nabadoon Cabdullaahi Cali Axmed)
3. Murusade (Nabadoonada: Tarambi Ugaas, Cali Xasan, Maxamuud Bool, Maxamed Xeef, Xasan Hilowle, Cabdullaahi Warsame, Nuur Rooble, Sheekh Axmed Jawle, Cismaan Dhiblaawe, Sheekh Maxamuud Maxamed, Macalin Yuusuf, Cali Maxamed Macoow, Jilacoow Jimcaale, Iaie Caddoow, Cawaale Jimcaale, Maxamuud Siyaad, Nuur Duqoow, Maxamed Maalin).
4. Hintire (Nabadoon Muudeey Xaaji Geelle).
5. Sheekhaal Gandarshe iyo Jasiira (Nabadoonada: Sheekh Maxamed Sheekh Xuseen, Shamow Weli, Sheekh Muxidiin Sheekh Maxamed, Sheekh Cabdulqaadir Cali).
6. Habargidir (Nabadoonada: Xaaji Xirsi Gurey, Maxamed Shiilaale, Barre Cawaale, Xuseen Barkhadle, Islaw Cumar Kulmiye, Cilmi Aadan Maxamed, Xaaji Cabdulle Cali Faarax, Weheliye Shuuriye, Cali Weheliye Geedi, Colaad Axmed Duduble, Nuur Abuukar).
7. Gorgaarte (Nabadoon Axmed Nuur Cabdi).
8. Kaboole (Nabadoon Xaaji Rooble Ayaanle).
9. Baadicadde (Nabadoon Xuseen Koilo).
10. Gaaljecel (Nabadoon Maxamed Bandow).
11. Wacdaan (Nabadoon Geesey Abiikar).
12. Ajuuraan (Nabadoon Sheekh Xasan Cumar).
13. Biimaal (Nabadoon Xaaji Yaroow Yuusuuf).
14. Barire (Nabadoon Cabdulle Axmed).
15. Raxanweyn reer A***n (Nabadoon Aadan Maxamed Cabdi).
16. Urabane (Nabadoon Sheekh Muuse Abiikar Aboow iyo Sheekh Cabdiraxmaan Sheekh Abiikar).
17. Karanle (Nabadoon Uasa Darot).
18. Erdo (Sheekh Abuukar Abuker Xaaji Caliyoow)
19. Hubeer (Aadan Salaad Caliyoow).
Magacyada dadka iyo beelaha qaar waxaan u soo gudbinay sidda loogu qore war saxaafadeedka.
RADIO BAASMALE