Darwiish Media

Darwiish Media Darwiish media waa shabkad warbaahineed oo soo gudbisa wararka soomaalida iyo guud ahaan dunida oodha

Darwiish Media waa shabakad warbaahineed oo soo gudbisa wararka Somaliya iyo kuwa Caalamka

26/10/2025

Qaar kamid ah isimada deeganada SSC iyo Dowlada somalia ayaa caawa shir uga furmayaa Muqdisho waxaana laga wada hadalayaa maxaabiista lascanod kuxidhan

Siyaasi jaamac shabeel oo kusugan magaalada buuhoodle ayaa sheegay in uutagayo magaalada laascaanood Maxaad ka xasuusata...
26/10/2025

Siyaasi jaamac shabeel oo kusugan magaalada buuhoodle ayaa sheegay in uutagayo magaalada laascaanood
Maxaad ka xasuusataa hadaladiisii waagii u socday dagaalkii kasocday gobolka sool

Siyaasi jaamac shabeel oo kamid ah siyaasiinta kasoojeeda magaalada hargaysa ayaa soogaadhay santarka heegaale  ee degma...
26/10/2025

Siyaasi jaamac shabeel oo kamid ah siyaasiinta kasoojeeda magaalada hargaysa ayaa soogaadhay santarka heegaale ee degmada shaxda-buuhoodle ee gobolka doolo bulshada deegaakaasi ayaa siwanaagsan usoodhawaysay siyaasi jaamac shabeel

Maxaad ka xusuusata heesaha geela marka uu biyaha afka ku hayo loogu heeso?
26/10/2025

Maxaad ka xusuusata heesaha geela marka uu biyaha afka ku hayo loogu heeso?

Warar isasootaraya ayaa sheegaya in madaxda maamulada koonfur-galbeed iyo hirshabeelle oo lagu casumay caleema-saarka ma...
26/10/2025

Warar isasootaraya ayaa sheegaya in madaxda maamulada koonfur-galbeed iyo hirshabeelle oo lagu casumay caleema-saarka madaxwayne firdhiye ayaa ka gows adeegay in ay ka qayb galaan calaama-saaka mudo dhaafka noqdey ee loosamaynayo madaxwaynaha maamulka woqooyi-bari somalia

Sheeg caagadan magaca ay soomaalidu utaqaano
25/10/2025

Sheeg caagadan magaca ay soomaalidu utaqaano

25/10/2025

Caruurta dalkooda halabaro

25/10/2025

Dacalada dharkayn
Dhaanto cusub oo dabka soosaaran

Gartaa ina Sanwaynaa loo gaysan jiray.Alle ha u naxariistee ina Sanayne ayaa lagu yidhi Caawa hadaad dhimato yaad u mala...
25/10/2025

Gartaa ina Sanwaynaa loo gaysan jiray.

Alle ha u naxariistee ina Sanayne ayaa lagu yidhi Caawa hadaad dhimato yaad u malaynaysaa inuu Talada iyo guurtinimada kaa dhaxli doono Soomaali?

Wuxuu yidhi Wiil yar oo Dhulbahante ah, oo nugaashaa jooga oo Yuusuf Warsame la dhadho.

Markaa Abdilahi Ahmed Ismail waa firkii Ninkaas ina Sanayne sheegay waa Tala qabeen aan Tolkii khuraafaad iyo durbaan been oo uu ogyahay Meesha uu ku dambayn doono la tumanine qabta lana taliya.

Weedhihii dhaxalka galay ee aan ka guntay waxaa kamid ahaa Xadith baa ahaa Mu'min God Laba jeer lagama qaniino Dhulbahante na 10 jeer baa hal God laga wada qaniinaye Xaalka inaga saxa.

Waxaa kaloo kamid ahaa Deni iyo Cirro markay Heshiinayeen xagee jirtay Firdhiyow ma Ciir baad lulaysay miyaadan siyaasad ka shaqaynahayn lol.

Almuhiim: Maalin kalaad garan Xilligii durbaanka Beenta la isu garaaci jirayna Dalka iyo Dadku ba ma joogaan.

✍️Hon Haibe

24/10/2025

Siyaasi cali daacuun goaha isimada dhulbahante waa in ay si deg deg ah u shiraan dantoodana gartaan.

Xasan shiikh maxamuud maxaabiis ayuu idinka Rabey dan kale ma lahayn horrena waan idiinku Sheegay

24/10/2025

Madaxwaynaha dowlada puntland oo galabta gaadhay magaalada garowe ee caasimada dowlada puntland

24/10/2025

Shaki kuma jiro in umadan looqayilay 2023 iyo 2025 farqibaa udhexeeya maanta
Aqoonyahan c/laahi meel dhow baad kasooqabatay

Address

London

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Darwiish Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share