Abdirahman C-boy

Abdirahman C-boy Follow Nasoo Dheh🫵

Affinity – Hal Software, Saddex Awood (Vector + Pixel + Layout)Suite-ka cusub ee Affinity waxa uu kuu keenayaa wax ay ba...
24/11/2025

Affinity – Hal Software, Saddex Awood (Vector + Pixel + Layout)

Suite-ka cusub ee Affinity waxa uu kuu keenayaa wax ay barnaamijyada kale ka maqanyihiin:
Vector, Pixel iyo Layout oo isku dhex jira, adigoo hal mashruuc gudaheeda uga beddelayanaaya Designer → Photo → Publisher adigoon wax file-ah dib u furin.

🎯 1. Vector & Pixel isku dhex jira (Seamless Workflow)
Waxaad hal dukumiinti gudaheeda:
• U adeegsan kartaa vector markaad naqshadeynayso icons, logos ama shapes
• U wareegi kartaa pixel markaad sixid sawir ama textures ku darayso
• Isku beddeli kartaa labadan mode hal gujin kaliya
Taasi waxay yaraynaysaa waqtiga, korna u qaadaysaa saxnaanta shaqada.

📚 2. Layout awood sare leh (Publisher)
Waxaad isla mashruuca:
• U samayn kartaa brochures
• Buugaag, magazins, ama posters
• Layout-yada waxaa si toos ah ula jaan qaadaya Designer & Photo
Ma jiro export – import lagu daalo.

âš¡ 3. Xawaare iyo Performance sare
Engine-ka cusub ee Affinity waxa uu:
• Furayaa faylal waaweyn si degdeg ah
• Yareeyaa culayska RAM-ka
• Si qalab kasta ku shaqayn karo (Windows, Mac & iPad)

💰 4. Tan ugu Wayn ayaa Ah inuu yahay Free Oo wax lacaga Lagaaga Baahnayn 0$

Ugu danbayntii Softwarekan h**e Ma u isticmaashay Haday ( Haa ) tahay waxii ku cajabiyay nala Wadaag dhanka Commentska

26/06/2025

Sidee YouTube Looga Dhigi Karaa Xalaal !

Halkan ka Daawo Sidaad Forumka  Dv lottery Ubuuxin Lahayd
22/10/2024

Halkan ka Daawo Sidaad Forumka Dv lottery Ubuuxin Lahayd

Forumka dv Lottery sidan U-xareeso Dv lottery sida loo xareestoSida loo xareeyo lottery

22/10/2024

Sawirka Dv Lottery Sidaad iskaga Saxi Lahayd Waatan.

Address

Marylee Way, London
London
SE116UB

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirahman C-boy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdirahman C-boy:

Share

Category