08/10/2024
Soo heloo ha waayina🤲🏽
WALAALAYAAL BEESHA CALI SICIID AYAA TAARIIKHADA MARKII UGU HORAYSAY ARDAY JAAMACADEED U DIRSATAY DALKA JAMHUURIYADA SHIINAHA 4 SANO KA DIB MARKII ARDAYGII CALI SICIID SOO DHAMEEYEY WAX BARASHDII SHAHAADADII AYAA KAGA LUNTAY MAGAALADA HARGAYSA
SAAKA BEESHA CALI SICIID WAXAY U DAREERTAY SALAAD SHAHAADO DOON AH SAAKA WUU YARAHAY QOF CALI SICIID OO AAN WAYSO QABINI XAAJI SAALAX WAXAAD MOODA IN ROOB DOON LOOGA DAREERAY NALA RAADIYA SHAADAHADA OO KU LUNTAY MAGAALADA HARGAYSA
Baafin: Shahaado Luntay.
waxaa la baafinayaa shahaado jamaacadeed oo Chinese ah.
Magaca:- Saki Mohamed Ibrahim.
Nooca:- Degree.
Taariikhda ay luntey:- July, 2024.
Meesha ku luntay:- Hargeisa.
Qofka hela hakusoo hagaajiyo:-
Phone :- +252634301935/+252654301935
Ama
Phone:- +252634799921/+252654799921
追踪:证书丢失。
正在寻求中国大学学位。
姓名:- 萨基·穆罕默德·易卜拉欣。
类型:- 学位。
丢失日期:- 2024 年 7 月。
丢失的地方:- 哈尔格萨。
收件人应修复:-
电话 :- +252634301935/+252654301935
或者
电话:- +252634799921/+252654799921