Saami wadani

Saami wadani An expert in African politics and global affairs, offers clear, insightful analysis on geopolitical trends and policy.

09/11/2025

Sifican uu dageyso?

Hambalyo! Maanta waxay Soomaaliya u tahay maalin taariikhi ah 56 sano ayaa kasoo wareegtay dowladnimadii ugu dambeysay e...
21/10/2025

Hambalyo!

Maanta waxay Soomaaliya u tahay maalin taariikhi ah 56 sano ayaa kasoo wareegtay dowladnimadii ugu dambeysay ee mideysneyd, tii uu hogaaminayay Allaha u naxariisto General Maxamed Siyaad Barre. Xusuusteedu waa dhaxal, dhismeed iyo nidaam weli lagu faano Somali Airlines, Jaamacadda Ummadda, iyo astaamihii kacaanka weli taagan. Calankeennu ha dhalaalo, dalkuna ha jiryo! 🇸🇴

Sayidka Axmed Madoobe Waa dhisay Kismayo, Waa xarunta  Cusub ee Nabadsugida Jubbaland ayaa maanta albaabada loo furay.
21/10/2025

Sayidka Axmed Madoobe Waa dhisay Kismayo, Waa xarunta Cusub ee Nabadsugida Jubbaland ayaa maanta albaabada loo furay.

Resilient, thrilling.
19/10/2025

Resilient, thrilling.

Intii uu xilka hayey, Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo wuxuu dalka Soomaaliya u horseeday dib-u-dhis, xasillooni ...
19/10/2025

Intii uu xilka hayey, Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo wuxuu dalka Soomaaliya u horseeday dib-u-dhis, xasillooni iyo madax-bannaani siyaasadeed. Wuxuu dib u dhisay ciidanka qalabka sida, isagoo hubiyey in ay helaan mushaar joogto ah iyo qalab casri ah. Sidoo kale wuxuu xoogga saaray dhismaha hay’adaha dowliga ah iyo soo celinta nidaam dowladnimo oo shaqeeya.

Farmaajo wuxuu kor u qaaday magaca iyo karaamada Soomaaliya caalamka, isagoo diiday faragelinta shisheeye iyo dano gaar ah oo dhaawici lahaa madax-bannaanida dalka. Waxaa lagu xusuustaa daacadnimo, waddaniyad, iyo la dagaallanka musuqmaasuqa.

Inkastoo uu wajahday dagaal siyaasadeed iyo mid diblomaasiyadeed, taariikhdu waxay xusi doontaa inuu ahaa hoggaamiye dalka u horseeday sharaf, kalsooni iyo dib-u-dhis qaran.

Qoraga: Saami wadani

Kuwaan aya dadka rabo inaay fashiilayan hala iska qabto
12/10/2025

Kuwaan aya dadka rabo inaay fashiilayan hala iska qabto

10/10/2025

Raagna meshan ayey sidan uu dhiseen

Hassan gurgurte iyo ruto, farqiya uu dhaceyo waye labadooda.
10/10/2025

Hassan gurgurte iyo ruto, farqiya uu dhaceyo waye labadooda.

Address

London

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saami wadani posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share